Home / WARARKA MAANTA (page 5)

WARARKA MAANTA

Somaaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo baxayDowladda Soomaaliya,

Maalin ka hor dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay bilaabeyso qorsho lagu soocelinayo hantida dowladda,isla markaana dhamaan deegaanada dalka laga bilaabi doono oo ay ku jirto Soomaaliland,hayeeshee waxaa hadalkaas Maanta jawaab ka bixisay Soomaaliland. War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaalialnd ahna Afhayeenka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax (Guri Barwaaqo) ayaa waxaa lagu sheegay in hadalka ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Badbaadinta ...

Read More »

Wasiirka arrimaha dibadda oo Sweden kula kulmay Dhigiisa magaalada Stockholm,

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay Magaalada Stockholm dhiggiisa Sweden Marwo Margot Wallström, isagoo la yeeshay wadahadal ku qotoma qaabka lagu xoojin lahaa xiriirka Soomaaliya iyo Sweden iyo arrimaha gobolka. Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga iyo Marwo Margot Wallström waxa ay tilmaameen muhiimadda ay leedahay wax wadaagga ...

Read More »

Askari haweeney dil ugu geeystay degmada Yaaqshiid Ka dib markaay murmeen

Askari ka tirsan ciidamadda booliska ayaa shalay galab ku dilay xaafadda Jungal ee degmadda Yaaqshid ee Gobolka Banaadir haween  lagu magacaabi jirey Fardowso Abuukar Maxamed. Haweeneyda la dilay ayaa waxa ay  aAheyd hooyo haysatay labo caruur ah, sida ay warbaahiinta u xaqiijiyeen dadla xaafadda dilkaasi kadhaacay. Askari ayaa u adeegsaday dilka haweeneydan bastoolad. Wararku waxaa ay sheegayaan in askariga uu ...

Read More »

Sawirro, Daahfur Machadka Macadka Iyo Cilmi Baaristii Ugu Horeysay,

Waxaa si rasmi ah daahfur loogu sameeyey Machadka Cilmi Baarista ee “Raas Institute for Policy Analysis”, iyadoo sidoo kalena munaasabadan lagu soo bandhigay Cilmi Baaristii koowaad ee Machadku ka diyaariyay “Muhiimada Xiriirka Soomaaliya iyo Turkey”. Munaasabada ayaa waxaa ka soo qeybgalay Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Xukuumada Federaalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, xildhibaano, Senataro, xubno matalayay Axzaabta dalka iyo hogaamiyeyaal mathilayay bulshada ...

Read More »

BURCAD BADEED KU XERNEEDDALKA IRAN OO DALKA DIB LOOGU SOO CELIYAY DALKA (DAAWO MUQQALKA,

Read More »

Madaxweynaha Hirshabeelle Oo Magacaabay Markale Gole Wasiiro Cusub,

balcadka.com

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta isbedel ku sameeyay Wasaarada Biyaha iyo Macdanta ee Hirshabeelle. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare ayaa waxaa Wasiirka Wasaarada Biyaha iyo Macdanta Hirshabeelle loogu magacaabay in uu noqdo Xildhibaan Shuceyb Cabdixakiim Muuse,waxaana Wasiir kuxigeenka loo magacaabay Xildhibaan Cabdiladiif Maxamed Xaaji Cabdi. Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa lagu magacaabay Qaar kamid ah ...

Read More »

DAAWO DALKA BRITAIN OO DADKIISA U SHEEGAY INAY IS KA GA KA BAXAAN HARGAYSA IYO BERBERA WIXII AAN HAWL KA FUR…

Read More »

Nin Masaajid dad ku laayay oo xabsi daa”in lagu xukumay dalka Canada,

Nin u dhashay dalka Kanada oo misaajid ku yaalla magaalada Quebec ku dilay dad misaajidka ku cibaadeysanayay sanadkii 2117-kii ayaa lagu xukumay xabsi daa’in. Alexandre Bissonnette, oo 29 sano jir ah ayay suura gal tahay in afartan sano kadib damaanad lagu soo daayo. Balse waxaa lagu xukumay 150 sano taas oo ah xukunki ugu adkaa ee laga fuliyo dalka Kanada. ...

Read More »

Booliska Ingiriiska oo howlgal dad lagu soo xir-xiray Sameeyay…

Booliska Britain gaar ahaan kuwooda aadka u tababaran ayaa la geeyay goob Busteejo ah oo Tareenada dhulka hoostiisa mara laga raaco, ka dib markii qof dhibane ah oo la dhacay uu Boolisku ku wargeliyay in nin aad u hubeysan uu dhacay. Boolsiak ayaa baaritaan ay ku baadi goobayaan ka sameeyay Bosteejada Bond Street, waxa ayna hakad geliyeen oo ay xireen ...

Read More »

Muuse Biixi oo Eedeymo Afka ah ku Weeraray Madaxweyne Farmaajo,

Isaga oo ka hadlayay Munaasabad lagu xusayay aas aaska Ciidamada Somaliland ayuu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxa uu Muuse Biixi sheegay in tan iyo markii madaxweyne Farmaajo la doortay uu ku howlanaa waxa uu ku tilmaamay cunaqabataynta iyo dhibaateynta Somaliland. Waxa kale oo uu Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay in ...

Read More »

DAAWO MUSUQ MAASUQ XILIGII MADAXWEYNE XASSAN IYO KOOXDII DAMBI-JADIID (HAG) WAKHTIGII AY HORJOGAHA KA AHAAYEEN DOWLADA SOMALIA (DAAWO MUQAALKA)

Read More »

Hogaamiyayashii kala aragtida duwanaa oo ka qeeb galaayo caleema saarka madaxweynaha Maamul Gobaleedka Puntland+Sawiro

Magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamul goboleedka Puntland ayaa maanta la ciir ciireysa siyaasiyiin fara badan iyo dadweyne ka qeyb galaya munaasabadda caleema saarka madaxweynaha cusub ee maamulkaas Siciid Cabdullaahi Deni. Maalmihii lasoo dhaafayba waxaa Garoowe ku sii qulqulayay hoggaamiyeyaal siyaasadeed oo mucaarad ah, xildhibaanno iyo madax fara badan oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Munaasabadda caleema saarka oo ...

Read More »

Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo gaaray Garoowe (SAWIRRO)

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhaw ka degay Magaalada Garoowe ee xarunta u ah maamulka Puntland. Wafdiga Madaxweynihii hore ee Sooomaaliya Shariif Sheekh Axmed, ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada garowe, waxaa ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Dani. Sheekh Shariif ayaa Magaalada Garoowe kaga qeyb geli doono Munaasabad lagu caleemasaarayo Madaxweynaha cusub ee Maamulka Puntland.

Read More »

Xiliga uu xilka lawareegi doono Madaxweyne Deni oo la shaaciyay,

Waxaa la shaaciyay xiliga rasmiga ah ee Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni  iyo ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash ay xilalka loo doortay ay ula wareegi lahaayeen. Warka Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Garoowe ayaa sheegaya in Maalinta Isniinta ah ee ina soo aadan taariikhdana ku beegantahay 14’ka Bisha Janaayo 2019 in Madaxda cusub ee ...

Read More »

DAAWO GANACSATO SOMALIYEED OO SI ULA KAC AH LOOGU DILAY DALKA SOUTH AFRICA (DAAWO MUQAALKA

Read More »