Home / WARARKA MAANTA (page 30)

WARARKA MAANTA

Eng. Yarisow oo sheegay in isboortiga uu kaalin kaalin fiican ka qaato Naabdda iyo isdhexgalka Bulshada

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo ka qeyb kulan ciyaareed qeyb ka ah barnaamijka isdhexgalka bulshada oo ay ku tartamayeen labo kooxood oo ka dhisan degmada Waaberi ayaa sheegay in Isboortigu uu kaalin wanaagsan ka qaato isdhexgalka iyo Nabadda bulshada. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in maamulkiisu uu xoogga saarayo hagaajinta nolasha dhalinyarada ...

Read More »

Dad lagu Toogtay dalka Maraykanka

Shan qof ayaa ku dhimatay toogashada Maryland Toogashada ayaa ka dhacday dhismaha Wargeyska Capital galabnimadii talaadada xiliga Maraykanka,waxaana lagu dilay dad gaaraya shan qof, tiro kalena waa dhaawac Weriye meesha joogay ayaa sheegay in qof hubaysan uu dadka ka toogtay muraayada dhismaha. Shir jaraa’id oo maamulku ay qabteen ayaa lagu sheegay in ay dhacday toogasho galabnimadii Talaadada. ‘Dad badan ayaa ...

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo lagu wado inuu isku shaandheeyo Golaha Wasiirada

Wararka laga helaayo magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada Hoose iyo sidoo kale xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa soo sheegaya in Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” uu qorsheynayo inuu isku shaandheeyo Golahiisa Wasiirada. Isku shaandheynta Golaha wasiirada ee maamulka Jubbaland ayaa la sheegay iney suurta gal tahay in lagu dhax arko wejiyo ku cusub Siyaasadda Jubbaland iyo in laysku ...

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo maanta dib ugu soo laabtay Magaaladda Muqdisho…

Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo saddaxdii maalin ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ,waxaana garoonka diyaaradaha ee magaaladda Muqdisho kusoo dhoweeyay Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka. Cabdi kariin Xaaji Cabdi Buux oo ah Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ...

Read More »

Colombia oo u soo baxday Senagal oo isaga hartay Japan oo sharci cusub oo Ciyaaraha ah ku soo gudubtay…

Xulka qaranka dalka Colombia ayaa guushii ugu muhiimsaneyd galabta gaaray, ka dib markii ay dhiggooda Senegal ay ku suul daareen 1-0. Ciyaartan oo qaybtii hore kusoo dhammaatay 0-0, ayaa markii dib la isugu soo laabtay ayaa waxaa shabaqa kubbad madax ahayd geliyay difaaca koxda Barcelona ee Yerry Mina. Colombia ayaa lix dhibcood yeelatay taasoo ka dhigan inay kaalinta koowaad kaga ...

Read More »

Aqriso Qalbi-dhagax oo xoriyadiisa dib u helay yaa ka danbeeyay

Kadib wadahadallo muddo socday oo dhexmaray Raisal Wasaaraha Itoobiya Abiya Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ugu dambeyn lagu guuleystay in xoriyadiisa dib loo siiyo sarkaalkii katirsanaa jabhadda ONLF ee Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbidhagax. Madaxweyne farmaajo oo ka duulaya go’aan kii baarlamaanka ee la xiriiray in ay waxba kama jiraan ku tilmaameen qodobadii ay xukuumadda u cuskatay ...

Read More »

Wasiir C/laahi Nuur oo ka horyimid Guddiga Isgaarsiinta dalka

Wasiiru Dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta Xukuumadda Soomaaliya C/laahi Bile Nuur ayaa warqad uu soo saaray wuxuu kaga hadlay, kagana hor yimid magacaabida Guddiga Isgaarsiinta Qaranka oo uu dhowaan qoraal ku soo saaray Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur Xasan. Wasiiru Dowlaha ayaa waxa uu soo bandhigay cabashada Shirkadaha Isgaarsiinta dalka iyo maamul goboleedyada ka keeneen xubnaha Guddiga Isgaarsiinta Qaran, kadib ...

Read More »

Wasiirka Difaaca Somaaliya oo la kulmay saraakiil ka tirsan Midowga Yurub…

Kulanka dhex maray Wasiir difaaca xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar dambe) iyo saraakiisha howlgalka midowga Yurub ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay kamid tahay dardargelinta howlaha tabbarada ee Midowga Yurub ee siiyo ciidanka xoogga dalka. Saraakiishan ka tirsan Midowga Yurub gaar ahaan qeybta tabbabarada ciidanka xoogga dalka ee loo yaqaaano EUTMS EUROPEAN UNION TRAINING MISSION ...

Read More »

Wasiirka Arimaha Dibada Dalka Eritreya oo lagu Soo Dhaweeyay Addis-ababa SAWIRO

Wafdi sare oo dowladda Eritreya ka socda ayaa gaaray maanta magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo wafdgigan uu yahay kii ugu horeeyey Eritreya ee muddo 20 sano ka dib gaara dalka Itoobiya. Wasiirka Arrimaha dibadda ee dalkaasi Osman Saleh ayaa wafdiga Eriteriya, waxaana ka mida la taliyaha madaxweynaha Eriteriya Yemane Ghebreab iyo xubno kale. Masuuliyiin ka tirsan dowlada Itoobiya oo ...

Read More »

Akhriso: Amnesty International oo Xaqiijisay Tacadiyada Ama Xasuuqa loo Geeystay Bulshada Rohingya..

Hay’adda Xuquuqal insaanka caalamiga ee Amnesty International oo la hadashay boqollaal ka mid ah qoxootiga Rohingya isla markaana sawirro satelitka lagu qaaday kaashaneyso ayaa waxay sheegtay iney ciidamada dowladda Burma iney bulshada Rohingya bishi August ay ku qaadeen weerarro isirtirtirid ah lagu bartilmaameedsanayo bulshadaasi. Waxay hay’adda Amnesty inta ku dartay olole qorsheysan oo dil iyo kufsi isugu jiro in bulshadaasi ...

Read More »

Madaxweyne Erdogan ma isku soo dhaweyn karaa dadka kala qeybsantay ee dalkiisa…

For conservative, pious Turks, Mr Erdogan is their voice Ka dib sanad kale oo ay doorasho ka dhacday dalka Turkiga oo uu ku guulestay Erdogan, ayaa waxay u egtahay in mar kale uu dalka aad u qeybsamay. Siday arrintani ku dhacday? Mucaaradka rajo badan ayay ka qabeen doorashadan. Waxay sameysteen isbaheysi, waxayna rajeynayeen in taageeradooda oo la isku daray ay ...

Read More »

Madaxdii Galmudug oo lagu dhexdhexaadinaayo Magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa dhawaan waxaa soo gaaray madaxda ugu sareysa maamulka Galmudug kuwaas uu ka dhaxeeyo khilaaf ka dhashay isku dhafka maamulka Galmudug iyo Ahlusuna. Madaxda ugu sareysa ee Galmudug ee wadahadalka uu ugu furmay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka mid ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Madaxweyne ku xigeenka iyo xubno kale. Kulama lagu doonayo in ...

Read More »

Buula-Barde oo laga xusay Xuska 26-ka June.

Munaasabad lagu xusayay 58 guurada ka soo wareegatay markii calan Soomaaliyeed laga taagay dhul Soomaaliyeed, isla markaana gobollada Waqooyi ay xornimada ka qaateen gumeystihii Ingiriiska ayaa xalay ka dhacday magaalada Buula-Barde ee Gobolka hiiraan, Gudoomiyaha Degmada Buula-Barde Cabdi Daahir Guure ayaa hambalyo ku aaddan sannad guurada 58-aad ee ka soo wareegatay maalintii xorriyadda Gobollada Waqooyi ee dalka, islmarkaana dhul Soomaaliyeed ...

Read More »

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Booqday Xarunta Baarlamaanka Jabuuti…

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku jooga dalka Jabuuti ayaa Maanta waxa ay booqdeen Xarunta Baarlamaanka dalkaasi Jabuuti. Booqashada ayaa waxaa ku wehlinayey guddoomiyaha baarlamaaka Jabuuti,xoghayaha Golaha Shacabka Soomaaliya Cabdi Kariin Buux,iyo xilrhibaano guddoomiyaha safarkiisa ku wehlinaya. Wafdiga ayaa waxa ay kulan la qaateen guddoomiyaha baarlamaanka Jabuuti iyo xubno kale iyaga ...

Read More »

Ciidanka dowlada oo xiray qeeybo ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho…

Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gelinkii dambe ee maanta waxa ay xireen wadooyinka waa weyn ee magaalada Muqdisho, sababo ku aadan xuska 26-ka Juun oo ah markii Calan Soomaaliyeed oo xur ah laga taago gayiga Soomaaliya, waxaana la qabanayaa Munaasabado maalintan loogu dabaal degayo. Isu socodka wadooyinka Magaalada Muqdisho gudaheeda ayaa kala xaniban, waxaana wadooyinka Magaalada dhan la soo ...

Read More »