Home / WARARKA CAALAMKA (page 4)

WARARKA CAALAMKA

Diyaarad Turkish Airlines Oo 30 Qof oo rakaab ah ku dhaawacmeen Kuna Wajahneed dalka Mareeykanka kadib markeey Hawada ku qal qashay,

Diyaarad ay laheed shirkadda Turkish Airlines oo ka duushay magaalada Istanbul islamarkaana ku wajahneyd magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxaa xilli ay ku degi rabtay garoonka John F. Kennedy soo wajahay khal-khal dhanka hawada ah. Diyaaradan oo aheyd nooca 777 ayaa waxaa ay siday 326 rakaab ah, waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan 30 ruux oo goobaha caafimaadka loo qaaday. ...

Read More »

Wadahaddalo isku soo dhaweyn ah D/F/S iyo Jubbaland oo Kismaayo dib uga bilaawday,

Xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa magaalada Kismaayo kula kulmay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dawlad gobaleedka Jubaland. Kulanka ayaa looga hadlay adkaynta wada shaqaynta wasaaradaha Jubaland iyo wasaaradaha federaalka si loo fududeeyo loona daadejiyo howlaha dawladda ee lagu dhaqan geliyo halbeegyada tubaha qaranka. Shirka ay yeesheen xoghaye Axmed Nuur iyo agaasimayaasha ...

Read More »

Muqdisho Wadooyinka qaarkood oo Maanta xiran,

Ciidanka Ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireen Wadooyinka qaar ee Magalada Muqdisho, Iyaga oo u diidaya inay isticmaalan Gaadiidka noocyadiisa kala duwan marka laga reebo gaadiidka ay wataan mas’uuliyiinta Dowladda. Wadooyinka ay Ciidamada Xireen ayaa waxaa ka mid ah laga bilaabo Isgoyska Ex-koontorool Afgooye iyo Isgoyska Sayidka,isla markaana Gaadiidka dadka Shacab ah ay wataan loo diidayo inay isticmaalaan, taas ...

Read More »

DAAWO WAKIILKA SOMAALILAND U FADHIYA ADDIS ABABA OO SHEEGAY IN DEGANKA SOMALIDA ETHIOPIA AY BEESHIISU U BADANTAHAY (DAAWO MUUQALK,

Read More »

DAAWO,WAA WAX LAGA XUMAADO IN FARMAAJO OO GACANTA LA HAAYO UU RA’ISAL WASAARAHA ETHIOPIA UU KA DAJIYAY NAIROBI KENYA,

Read More »

Sawiro Rag shabaab u qaabilsanaa dilalka oo Muqdisho lagu soo bandhigay

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Saldhiga Booliska Degmada Wadajir ayaa waxaa lagu soo bandhigay Saddex rag ah oo la sheegay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab,isla markaana u qaabilsanaa dilalka qorsheysan ee laga fuliyo degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley. Raggan ayaa inta aan la soo qaban qorsheenaayay dilka haweeyney kamid ah Ergadii soo dooratay Xildhibaanada Golaha Shacabka,kana tirsan ganacsatada qaadka ku iibisa beera ...

Read More »

Wasiirka Haweenka Ee Soomaaliya oo lagu soo eedeeyay Musuq Maasuq…

Gudoomiyaha Ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed oo maanta warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa waxa ay eedeyn usoo jeedisay wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya . Marwo Batuulo Sheekh Axmed Gaballe Gudoomiyaha ururka haweenka Qaranka  Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in wasiirka wasaradda haweenka Marwo Deeqo Yaasiin Xaaji yuusuf ay dooneyso in ururka haweenka ay kabaxsato guriga hooyooyinka ...

Read More »

DAAWO, TRUMP OO SAXAFADA MAREEYKANKA KU TILMANTAY KUWO JECEL HAB DHAQANKA HOGAANKA NORTH KOREA IYO RUSSIA,

Read More »

Weerarkii xalay oo Subaxnimadii Saakay la soo afjaray iyo khasaare ka dhashay,

Saakay oo lasoo afjay weerarkii xalay lagu qaaday xalay lala eegtay hotelka Makkah Al-mukarrama iyo maqaayadda Hillaac UK  Labo qarax oo xooggan oo laga maqlayay inta badan magaalada ayaa lala eegtay maqaayada Hilaac iyo Hotelka loo yaqaan Maka Al-Mukarama. Qaraxyada ka dib ayaa waxaa la maqalay rasaas xooggan oo dhaceysay oo loo maleeynayo inay dhex mareysay kooxihii weerarka soo qaaday ...

Read More »

DAAWO SAFIIRKA SOOMAALIYA U FADHIYAY NAIROBI OO KASOO DAGAY MAGAALADA MUQDISHO (DAAWO MUQAALKA…

Read More »

DAAWO SHAQAALAHA DOWLLADA WUXAY U WADA SHAQEEYAAN BEELO IOY QABIIL QABIIL BAA NOO TALIYA (DAAWO MASUUL CADEEYAY….

Read More »

Akhriso,Dowllada Soomaaliya Oo ka Jawaabtay Go’aan ka Ka soo Bixisay Kenya…

Dawladda Soomaaliya ayaa goor dhowayd jawaab ka bixisay tallaabadii ay shalay qaadday dawladda Kenya ee ay kula soo laabatay safiirkeeda Soomaaliya. Dawladda Soomaaliya waxay sheegtay in khariiradaha ay sheegtay dawladda Kenya ay muujinayso badda Soomaaliya ayna waafaqsan tahay mowqifka weligeed ee dawladda Soomaaliya iyo dawcadda ku saabsan xadka badda ee hortaalla maxkamadammada caalamiga ah ee Adudunka ee Hague. Waxay sheegtay ...

Read More »

Sawiro, Golaha Cusub Ee Wasiiradda Puntland Oo Khaarkood La Dhaariyey,

Qaar Kamid ah Golaha Xukuumadda Puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu dhaariyey qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe. Wasiirada Cusub ee saaka la dhaariyey ayaa waxaa ay kala ahaayeen Wasiirka Wasaaradda Dekedaha Maxamed Cabdi Cismaan(Majiino), Wasiir ku-xigeenka Wasaardda Cadaaladda Dr. Maxamed Cali Faarax, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha Axmed Cabdirxmaan Xirsi. Kusimaha ...

Read More »

Kenya War ay soo saartay Wasaarada arimaha dibada Go’aankii Amba. Tarsan uga soo baxay dalkaas,

Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya Amb. Macharia Kamau ayaa shaaca ka qaaday in dowladda Kenya aysan dalkeeda ka eryin safiirkii Soomaaliya u joogay ee Maxamed Axmed Nuur Tarsan. Qoraal uu bartiisa twitter-ka uu soo dhigay ayuu ku sheegay in Safiirka Soomaaliya ee Kenya ay ka codsadeen in dalkiisa uu u aado wadatashi uu kala soo sameynaho Madaxdiisa xiisada ...

Read More »

Somaaliland oo ka jawaabtay hadal ka soo baxayDowladda Soomaaliya,

Maalin ka hor dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay bilaabeyso qorsho lagu soocelinayo hantida dowladda,isla markaana dhamaan deegaanada dalka laga bilaabi doono oo ay ku jirto Soomaaliland,hayeeshee waxaa hadalkaas Maanta jawaab ka bixisay Soomaaliland. War-Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaalialnd ahna Afhayeenka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax (Guri Barwaaqo) ayaa waxaa lagu sheegay in hadalka ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Badbaadinta ...

Read More »