Home / WARARKA CAALAMKA (page 10)

WARARKA CAALAMKA

Shaqaalo Markab Saarnaa Oo La Afduubtay,

Wararka ka imanaya dalka Nigeria ayaa shegaya in koox burcad badeed ah ay afduubteen shaqaala saarnaa markab. Weerarka ayaa waxaa uu ka dhacay xeebta Bonny,oo u dhaw Port Harcourt. Shaqaalaha markabkani oo lagu magacaabo Massoel ayaa waxay sheegeen in bucad badeedani ay markabkani oo siday Qamadi ay xoog ku soo koreen. Burcadda ayaa la tagay 12 ka mid ah 19 ...

Read More »

Iskuul Ku Yaala Muqdisho Oo Cabsi Looga Kala Cararay iyo In ay Miinooyin Ku Aasan Yihiin,

Aroornimadii hore ee saakay ayaa Macalimiinta iyo Ardayda Iskuulka Jaabir Bin Xayaat Xaruntiisa Nasteexo waxa ay u soo diyaar garoobeen Shaqooyinkii waxbarashada balse Haweeney dhinaca Nadaafada qaalbisaneyd iyo Macalin dugsi Quraan ku dhegan Iskuulka ay arkeen waxyaabo laga shakiyey. Sida ay sheegeen macalimiinta Iskuulka Banaanka hore ee Iskuulka ayaa waxaa lagu arkay Godweyn oo ay ka soo jeedeen fiiloyiin,taas oo ...

Read More »

W/Waxbarashada Soomaaliya Oo Amaro Cusub Soo Saartay,

Wasiirka Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xil. Cabdullaahi Goodax Barre ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay in muddo 30 cisho gudaheed looga baahan yahay cid kasta oo gacanta ku heysa dugsi ay dib ugu soo celiso magacii uu lahaan jiray ka hor 1-1-199o-kii. “Markaan aragnay go’aankii ka soo baxay shirkii Dhuusa-mareeb ee Wasaaradda Waxbarashada ...

Read More »

Madaxweyne Gaas oo ka qeyb-galay aas oo loo sameeyey marxuum Suldaan Xasan Cali Jibriil,

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 21 Sep 2018 ka qayb galay aas qaran oo loogu sameeyey magaalada Badhane ee xarrunta Gobolka Sanaag Marxuun Suldaan Xasan Cali Jibriil. Aaska qaranka ee loo sameeyey maanta Marxuun Suldaan Xasan Cali Jibriil ayaa waxaa madaxweynaha Dowladda Puntland ku wehelinayey, Guddoomiyeha Baarlamaanka Puntland Mudane Axmed Cali Xaashi, Masuuliyiin ka tirsan ...

Read More »

Madaxweyne Xaaf Oo Ka Hadlay Dagaalka Ka Socda Gobolka Galgaduud,

Saakay Waaberigii ayaa dagaal qaraax oo u dhaxeeya laba Maleeshiyo beeleed waxa uu ka qarxay deegaanka Dacdheer oo ku yaalla Xadka uu Gobolka Galgaduud la wadaago dalka Itoobiya. Dagaalkaas oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah ayaa waaxaa ka hadlay madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale geelle Xaaf,waxaana uu baaq nabadeed u diray Beelaha ku dagaalamaya Deegaanka dacdheer ee dhaca xadka ...

Read More »

Sawirro:-Nin La Dilay Kadibna La Gubay Magaaladda Muqdisho,

Dhacdadaan oo aad looga naxay ayaa Maanta waxa ay ka dhacday xaafada Towfiiq ee degmada Yaaqshiid Gobolkaan Banaadir,waxana la sheegay in Nin la dilay kadibna la gubay. Ehelada Ninkaas oo lagu Magacaabo Axmed Muqtaar Saalax ayaa waxa ay ka sheekeeyeen qaabka ninkaasi loo dilay kadibna loo gubey. Ninka oo ka soo jeeda beesha Jareerweyne ayaa waxaa mudo saddex bilood ka ...

Read More »

Ciidamadda NISA oo shegeen inay Muqdisho ku qabateen Xubno ka tirsan Shabaab,

Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay hawlgal gaar ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho in lagu qabtay xubno sar sare oo ka tirsan ururka Al Shabaab. Qoraal NISA ay soo dhigtay barteeda Twitter-ka ayaa waxa ay ku sheegtay hawlgal laga sameeyey xaafad ka tirsan degmada Dharkenley in ciidamada ammaanka ay ku qabteen laba ka mid ...

Read More »

Ciidamo dagaal ku dhexmaray duleedka magaalada Cadaado,

Ciidamo ka tirsan maamulka Galmudug ayaa xalay waxa ay israsaaseyn ku dhexmartay duleedka degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, sida ay Idaacadda Risaala u xaqiijiyeen saraakiisha ciidamada ammaanka. Israsaaseyntan ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii ciidamo ka tirsan Galmudug oo ka soo ambabaxay Gaalkacyo kuna sii jeeday Dhuusamareeb ay is hor istaag ku sameeyeen ciidamo kale oo ku sugnaa duleedka ...

Read More »

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Xilkii Laga Qaaday,

Qaar ka mid ah Xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud ayaa waxaa ay xilka ka qaadeen Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi. Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed oo isna dhawaan la sheegay in xilka laga qaaday ayaa waxaa uu Maanta shir gudoominayay kulan ay isugu yimaadeen xildhibaano tiradooda ...

Read More »

Shabaab oo ka hadashay Duqeymo Itoobiya ka fulisay Somaaliya,

War qoraal ah oo ka soo baxay Al-shabaab ayaa waxaa ay kaga hadleen Duqeyn ay dowlada Itoobiya ku dishay Xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa waxaa beeniyeen in 70 dagaalame lagu dilay duqeyn ,islamarkaana waxaa ay sheegeen in warkaasi uu yahay mid been abuur ah. Sidoo kale Shabaab ayaa waxaa ay tilmaameen in diyaarado ay leeyihiin dowlada Itoobiya aysan ...

Read More »

Madaxweyne C/wali Cali Gaas oo maanta Safar shaqo ah ku tagay Qardho,

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta safar shaqo ugu ambabaxay gobolada Karkaar iyo Sanaag ee Puntland. Madaxweyne Gaas ayaa maanta gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar, waxaana ku soo dhaweeyey maamulka gobolka, kan degmada , masuuliyiin ka tirsan golayaasha Puntland, isimo, waxgarad, aqoonyahano, siyaasiyiin iyo qaar kamid ah dadweynaha magaalada. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli ...

Read More »

Ciidanka Millatariga oo ku toogtay gabar yar Caasimadda Muqdisho,

Ciidamo ka tirsan Millatariga Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw isbitaalka Recep Tayyip Erdogen ku toogtay gabar yar oo ardayad aheyd. Toogashada gabadhan ayaa waxa ay ka dambeysay kadib markii ciidamo ka tirsan dowladda ay rasaas fureen, xilligaasi oo wadada ay aheyd mid ciriir ah. Gabadhan oo da’deeda lagu sheegay 9 sano ayaa waxa ay dhiganeysay ...

Read More »

Masuul ka tirsanaa shirkada Amal oo lagu weeraray Magaalada Muqdisho,

Hay’Adaha amaanka oo sheegay in rag hubeysan afaafka hore ee shirkadda Amal oo ku taalla suuqa Bakaaraha ay ku dhaawaceen C/qaadir Al Waasac oo ka mid ah masuuliyiinta shirkaddaasi. Ilo wareedyo ayaa waxa ay inoo sheegeen inay arkeen laba dhalinyaro oo rasaas la dhacday C/qaadir xilli uu ka soo baxay xarunta, kadibna halkaasi laga qaaday isaga oo dhaawaciisa uu culus ...

Read More »

Wafdi Ka Socda Aqalka Sare Oo Loo Direy Baydhabo,

Wafdigii labaad ee ka socda Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi goobaan xal waara iyo isfaham ka dhex dhasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo sidoo kale madaxda Dowlad Goboleedyada dhexdooda ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Baydhabo. Wafdigan ayaa ku wajahan Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed, Ujeedka Safarka ayaana ah ...

Read More »

R/W Qayre Oo u Jawaabay Madaxdda Maamul Goboleedyada,

Maalma ka hor Madaxda Dowlad Goboleedyada waxa ay sheegeen in amniga Magalada Muqdisho xilligaan uusan aheyn mid la isku haleen karo,waxaan hadalkaas sigaar ah u sheegay Madaxweynaha hir-Shabelle maxamed Cabdi Waare. Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu jawaab ka bixiyey hadalkaas dhawaan ka soo yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada oo xilligaan uu khilaaf xoogan kala dhaxeeyo dowladda ...

Read More »