Home / QORAALO

QORAALO

DHAANTO MACAAN

DAAWO+VIDEO: Qaabkii ay u Kulmeeyn Madaxweyne yaasha Mareykanka iyo Kuriyada Waqooy..

Madaxweynaha Maraykanka iyo Hoggaamiyaha Waqooyiga Kuurya oo Kulan Taariikhi ah ku yeeshay Singapore ayaa la sheegay inay kala saxiixdeen Heshiiska Dukumentigii ugu dambeeyey, kaasi oo lagu tilmaamay mid dhamaystiran oo muhiim ah. Madaxweyne Trump waxa uu sheegay inay kala saxiixdeen Heshiis qurux badan oo dhamaystiran, balse ma uusan faahfaahin Nuxurka Heshiis kaasi.

Read More »

Kovac oo diyaar u ah inuu Heshiis la galo kooxda Bayern Munich

Bayern Munich ayaa isku diyaarinaysa arin badal ay uga dhigto Niko Kovac macalinka shaqada kooxda ka dhaqaaqaya ee Jupp Heynckes, taasoo hore saxaafdda ay hore u shaacisay inuu is badal jiri doono. Arturo Vidal, Juan Bernat, Thiago Alacantara iyo Jerome Boateng dhamaantood waa ay iska iibin doontaa, Xili xiddgan reer Chile uu doonayey inuu kooxda ka dhaqaaqo markii fasal ciyaaredykan ...

Read More »

DAAWO: VIDEO Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland oo Sheegay in uu San-Diidaneeyn Midnimada Soomaaliya..

Muuse Biixi oo yiri Manihin Dad Soomaali Diid ah oo Soomaaliya Kala Goynaaya ee Waxaan Nahay dad isku keena Soomaalida

Read More »

DAAWO: Wararkii Ugu Danbeyay ee Dagaalka Tukaraq iyo Ciidamo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka..

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaalkii ka socdey halkaasi uu hakiyey roob xoogan oo da’aya waxaana hadda laysku lagu sugan yahay aagga deegaanka Higlo Cumar Wacays oo u dhexeeya Tukaraq iyo Gambadha. Dad shacab ah oo gaarey goobaha dagaalka ayaa sawirro ka soo qaaday gaadiid dagaal oo ciidanka Puntland ay ...

Read More »

Daawo Madaxweynaha Somaaliya oo ka qebgalay shirka dariseynta Dagmooyinka Banaadir

Read More »

DAAWO: Xaalada Caafimaad Daro oo laga Soo Sheegay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur Madow oo laga Deyrinayo iyo Cuduro kula Dhacay Xabsiga Dhaxdiisa

Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow oo dhawaan Maxkamada Hargeysa ay ku riday Xukun 5 Sano ah ayaa la sheegay in Xabsiga uu ku dhex xanuunsaday, Warar ay heshay Dalsan ayaa waxa ay sheegayaan in boqor Buurmadoow shalay  la geeyey isbiatalka Magalada Hargeysa si xaaladiisa Caafimaad loo hubiyo balse markii dambe hadana dib loogu soo celiyey Xabsigii uu ku jiray. Xanuunka ayaa ...

Read More »

DAAWO: Faarax Macallim oo Madaxda u Ordeysa Dalka Imaaraadka Carabta ku Tilmaamay Khaa”imiin Wadankooda Lukta Hahaayo kuna Baaqay In la Dilo Ama Laxero

Siyaasiga Faarax Macallim horayna u soo noqday Guddoomiye ku-xigeenka Baarlamanaka dalka Kenya ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in Mas’ulliyiinta iyo Hogaamiyaasha Maamul Goboleedyada u ambabaxaan Imaaraadka Carabta si ay ula kulmaan madaxda dalkaasi lana gallaan Heshiisyo horumarineed, Siyaasiga Faarax Macallim ayaa madaxda Nuucaasi ah ku timaamay iney yihiin Khaa’inul Wadaniyiin, Cid Jaahil ah oo aan Aqoonba lahayn oo ...

Read More »

Daawo+ VIDOE: Ciidanka Xooga Dalka :>Hadii Imaaraadku oo uu Baxay , Anagu Imaaraad ma-nihin Waxeeynu Nahay Muwaadiniin Soomaaliyeey oo Dalkooda Difaacaayo

Read More »

DAAWO+VIDEO: Aqoonyahan Cabdi Cali Daakir oo Qeexay Qaabkii ay u Xerantahay Abwaanad Naciima Qorane iyo Sharciga Ma-Shacabka Soomaaliland ayuu Qabtaa Mase Madaxda?

Ciidamada amaanka ee Soomaaliland ayaa xiray Naciima Axmed Qorane 29ka bishii koobaad ee sanadkaan, iyadoona maxkamada gobolka Maroodi jeex 15kii bishaan ku xuntay 3 sano oo xabsi ah

Read More »

DAAWO: Shir jaraa’id Ay Maanta Ku Qabteen Hay’adda Culimadda Soomaaliywed Magaalada Muqdisho

Shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen Magaalada Muqdisho Hay’adda Culimadda Soomaaliywed, ayaa waxa ay sheegeen in loo baahan yahay in laga hortago Bandhig Faneedka Fannaanada Kiin Jaamac oo ay ku shegen mid lagu fidneynayo diinta islaamka.

Read More »

DAAWO: VIDEO Barakac ka Jira Xaafadaha Degmada Jowhar iyo Wabiga Shabeelle oo Soo Fatahay..

Qaar ka mid ah Xaafadaha magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa laga barakacay ka dib markii uu ku fatahay Wabiga Shabeell,  Xaafada Horseed oo ka mid ah afarta xaafadood ay ka kooban magaalada Jowhar ayaa wabiga uu ku fatahay,waxaana biyaha ay fariisteen qaar ka mid ah xaafadaha oo dadka qaarkii ay ka barakaceen. Maamulka iyo Shacabka ayaa bilaabay ...

Read More »

DAAWO: Jawaari oo ka hadlay is casilaadiisa iyo waxa ku kaliftay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyihii Baarlamaanka is casilay Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa maanta si wadajir ah shir jiraa’id u wada qabtay. Guddoomiye Jawaari ayaa shirka jiraa’id si rasmi ah ugu shaaciyay inuu iska casilay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka,islamarkaana uu maalinta berito ah khudbad uu ka jeedin doono xarunta Golaha Shacabka wax badan uu ku faah ...

Read More »

DAAWO VIDEO: Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka Hadlay Is Casilaadii Jawaari

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo la hadlay Saxaafada ayaa sheegay in Is-casilaadda Prof. Jawaari soo gebagebaysay Xiisadda Siyaasadeed ee taagnayd, Waxaan saakayto joognay Xarunta BFS, o oaan diyaar u ahayn Mooshinka ka dhanka ah Guddoomiyaha BFS” ayuu yiri Xildhibaan Jeesow oo intaasi ku daray inuu G/Xigeenka BFS so ogalay Xarunta, isla markaana uu akhriyey Warqadda Is-casilaadda ee ka timid Afhayeenka BFS, ...

Read More »

Daawo+VEDIO: WarDeg Deg Ah Gudoomiya Jawaari oo Ogalaaday Mooshinkii laga Keenay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay inuu dhamaaday Khilaafkii u dhaxeeyay isaga iyo Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya,islamarkaana uu aqlbalay mooshinka laga gudbiyay. Guddoomiye Jawaari ayaa sheegay in sida uu qabo Heer hoosaadka ee Baarlamaanka loo baahan yahay in mudo 10-cisho gudahooda mooshinka lagu horkeeno Baarlamaanka si cod loogu qaado. Sidoo kale,Guddoomiye Jawaari ayaa ku baaqay in Ciidamada ay ...

Read More »

Daawo: War Deg Deg Ah Shir Jaraa-id Ay Qabteen Xildhibaanadii Saxiixay Mooshinkii laga Keenay Gudoomiye Jawaari iyo Tirada oo Kor u Dhaaftay 184-Xildhibaan

Wasiirada RW Kheyre ayaa u badnaa xildhibaanadii maanta shirka jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ee kasoo horjeeda Gudoomiye Jawaar. Wasiiradda dhalinyarada iyo Ciyaaraha Marwo Khadiijo ayaa ka mid aheyd Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ee shirkaas ka qeyb galay, waxaana ay sheegtay in Jawaari la marsiin doono wadadii Ra’isul Wasaare Hore C/Weli Sh Wasiiradda ayaa sheegtay iney aad uga xun tahay hadalkii Gudoomiye ...

Read More »