Home / NEWS IN ENGLISH

NEWS IN ENGLISH

Dhageyso:-Duqa Muqdisho Oo Gurigooda Ku Wareejiyey Qoys Muddo Laga Heystay

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ka go’an tahay ilaalinta hantida muwaadiniinta Soomaaliyeed, si looga hortago wax walba oo keeni kara Caddaalad darro. Guddooomiyaha ayaa furayaasha gurigooda ku wareejiyey qoyska Reer Axmed Xuseen Beexaani oo gurigooda ku yaalla degmada Shibis, gaar ahaan Isgoyska Beexaani si sharci darro ah loogu ...

Read More »

DAAWO XOGO WAKHTIGII M ADAXWEYNE XAASAN XILDHIBANADII IYO MASUULIYIIN KALE LA DILAY (DAAWO MAQAL,

Read More »

DAAWO, OBAMA OO SI KULUL U LA HADLAY TRUMP IYO XISBIGA REPUBLICAN KA IYO TRUMP OO DAG DAG UGU JAWAABAY

Read More »

Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Xukun ku Riday Sadax Nin oo eedey sanayaal ahaa

Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka xukun ku ridday saddex qof oo lagu eedeeyay in qaraxyo lagu soo qabtay. Maxkamadda ayaa dacwadda Raggan u fariisatay 17kii Bishan, kala ah Maxamed C/Raxmaan Maxamuud oo 30 jir ah, Jamaal Maxamed Cali iyo Axmed Aadan Weerar,kuwaas oo lagu eedeeyay in ay xubin ka noqdeen Al-shabaab. Maxamed C/Raxmaan Maxamuud ayaa lagu ...

Read More »

DAAWO: Qaabkii loo soo dhoweeyay Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo so gaaray Muqdisho

Feb 22-(BALCADKA)- DAAWO: Qaabkii loo soo dhoweeyay Ra’iisulwasaare ku xigeenka dalka Turkiga oo so gaaray Muqdisho

Read More »

Akhriso: Ninka dadka ku laayay iskuulka Florida ee dalka maraykanka wuxuu ahaa agoon(Sawiro)

 Feb 16- 2018-(BALCADKA)- Waxaa soo baxaya sawir aad u fool xun oo ku saabsan ninka toogashada ka geystay dugsiga sare ee Marjory Stoneman Douglas High School ee Parkland, Florida, halkaas oo uu ku laayay 17 qof, kuwa badan oo kalena uu ku dhaawacay. Waa sawir ay dadka aad u garanayaan, marar badana maankooda kusoo noqnoqday. Waxaa la sheegay in Nikolas ...

Read More »

Shirkii lagu qabtay Dalka Masar ee looga hadlaayay aqoon kororsi ku aadan Dalxiiska Qaarada Afrika oo lasoo gabagabeeyay

27-Jan-(BALCADKA)-Aqoon kororsi iyo cilmi baaris la xiriirta Bad iyo Bariga ayaa shalay lagu soo gabo gabeeyay Magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar. Aqoon kororsigan oo socday muddo dhowr iyo toban cisho ah ayaa waxaa ka qeyb galay khuburo ka kala socday 30 wadan oo Qaarada Afrika ku yaala, waxaana dhanka Soomaaliya uga qeyb galay la taliyaha dhanka Dalxiiska Ee Wasaaradda ...

Read More »

Aqriso Warsaxaafadeed Ay Soosaaren Odayaashii Sooxulay Baarlamaaka Soomaaliya

02-November-{BALCADKA}- Waxgaradka 135-ka ah ee soo xulay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleen arrimo badan oo ku aadan xaaladda dalka. Waxgaradkaan oo soo saaray war-saxaafadeed ka kooban Sagaal qodob ayaa ugu horreyn waxay tacsi ka direen shacabkii ku dhintey qaraxyadii magaalada Muqdisho ka dhacay 14-kii iyo 28-kii October. Xubnahan ...

Read More »

Thousands march in Somalia after attack

Thousands of Somalis have demonstrated against those behind the bombing that killed more than 300 people at the weekend, defying police who opened fire to keep them away from the site of the attack. Wearing red headbands, the crowd of mostly young men and women marched through Mogadishu amid tight security. They answered a call to unity by the mayor, ...

Read More »

Aqriso. Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta Xaraga Ka Jaray Saldhig Milatari ee laga Furay Muqdisho

30-September-(BALCADKA) Ra”isalwasaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Turkiga General Ulus Akar ayaa xariga ka jaray Saldhig ay Dowladda turky-ga ka hirgalisay Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaliya. Saldhigaan ayaa lagu waday in uu xariga ka jaro madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), balse waxaa xariga ka jaray Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaliya Xasan Cali kheyre. Raisulwasaare ...

Read More »

Hirshabeele oo Saakay ka dhaceeyso Doorashada Madaxweynaha

Waxaa saaka lagu wadaa in magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeelada Dhexe ay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle,taasi oo haatan la dareemayo qaban qaabadeeda. Mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabeelle ayaa dooranaya madaxweynaha cusub ee maamulkaasi,iyadoo ay u taagan yihiin doorashadaasi ilaa 8 musharax,kuwaasi oo dhawaan baarlamaanku uu dhageystay waxqabadka musharaxkasta. Ammaanka magaalada Jowhar ayaa siweyn loo adkeeyey,iyadoo ciidamada nabad geliyada sugaya ay ...

Read More »

Maxaa iska badalay waqtiga shaqada ee Xafiiska Gobolka Banaadir tan iyo markii Thaabit loo magacaabay? 14/07/2017

Tan iyo markii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir u magacaabay Thaabit Cabdi Maxamed waxaa isbadal weyn ku imaaday waqtiga shaqada ee xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir. Sida laga war qabo guddoomiyayaashii hore ee Gobolka Banaadir ma laheyn jadwal shaqo oo joogto ah, mana jirin waqti cayiman oo guddoomiyaha Gobolka laga helayo xafiiskiisa, balse tan iyo markii ...

Read More »

The Future of the Book

This is some dummy copy. You’re not really supposed to read this dummy copy, it is just a place holder for people who need some type to visualize what the actual copy might look like if it were real content. If you want to read, I might suggest a good book, perhaps Hemingway or Melville. That’s why they call it, ...

Read More »

A post showing how headings looks like

Lorem ipsum dolor sit amet, consectetur adipiscing elit. Morbi eros libero, condimentum ut, facilisis non, pellentesque ut, enim. Duis tortor. Proin a quam. Phasellus pellentesque volutpat felis. Nulla facilisi. Cras sed sem at neque dapibus ultricies.

Read More »