Home / CIYAARAHA

CIYAARAHA

AKHRISO,Midowga Yurub oo Malaayiin Lacag ah ugu Deeqay Somaaliya,

Midowga Yurub ayaa waxa uu ku dhawaaqay in ay Soomaaliya ka fulin doonaan Barnaamij lagu kordhinaayo horumarada Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto  lacag dhan 94 Milyan oo Dollar Wakiilka Midowga Yurub u jooga Soomaaliya Amba. Fulgencio Garrido-Ruiz ayaa Arbacadii shalay sheegay in iyaga iyo dalalka ay wadashaqeynta la leeyihiin ay siwadajir ah u fulin doonaan mashaariicdaas,isla markaana laga ...

Read More »

Arsenal oo ka guuleystay Real Madrid.

Goolhaye Jens Lehmann ayaa goolka guusha u dhaliyay kooxda helyeeyada Arsenal oo ku garaacday halyeeyada Real Madrid ciyaar ka dhacday garoonka Emirates Stadium xalay. Lehmann, oo ka tagay kooxda Arsenal xagaagan ka dib markii uu shaqada baneeeyay Arsene Wenger, ayaa kusoo bilaawday ciyaartii samafalka aheyd ee u dhaxeysay kooxaha Arsenal iyo Real Madrid. Kulankaan ayaa waxaa soo qorsheeyay maamulk Arsenal ...

Read More »

Colombia oo u soo baxday Senagal oo isaga hartay Japan oo sharci cusub oo Ciyaaraha ah ku soo gudubtay…

Xulka qaranka dalka Colombia ayaa guushii ugu muhiimsaneyd galabta gaaray, ka dib markii ay dhiggooda Senegal ay ku suul daareen 1-0. Ciyaartan oo qaybtii hore kusoo dhammaatay 0-0, ayaa markii dib la isugu soo laabtay ayaa waxaa shabaqa kubbad madax ahayd geliyay difaaca koxda Barcelona ee Yerry Mina. Colombia ayaa lix dhibcood yeelatay taasoo ka dhigan inay kaalinta koowaad kaga ...

Read More »

Shabaab oo Xirtay Garoon Kubadda Cagta Lagu Ciyaaro oo Ku yaalo Magaalada Muqdisho

Al-Shabaab ayaa la sheegay in ay gebi ahaanba xireyn Salax ku yaalla Magalada Muqdisho gaar ahaan Xaafada Shiirkoole kaas oo dhalinyarada ay kubadda Cagta ku ciyaari jireen.  Salaxaan ayaa ka mid ah kuwa ay dhalinyarada xaafada Shiirkole si aad ah ugu ciyaaraan,iyada oo xilliyada Bisha Ramadaan lagu qabto tartamo Kubadda Cagta ah,waxaana dhalinyaradii gacanta ku haysay Salaxaas loo sheegay inay ...

Read More »

Akhriso: Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Waaxur Dhalinyarada Xulka Qaranka ee 17-Jirada Soomaaliya Magaalada Muqdishone Meelkasto ayeey ka Marikaraan

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay Wararkii sheegayay qaarkoodna baraha Bulshada lagu soo faafiyey ee ahaa in la dayacay xulka 17-jirada Soomaaliya. Ciyaartoyda mataleysay xulka Qaranka Soomaaliya ayaa kaalinta labaad markii ugu horreysay kasoo galay tartanka bariga iyo Bartamaha Afrika oo Sanadkaan lagu qabtay dalka Burundi,kadib markii ay la ciyaareen Xulka dalka Tanzania. Khadiijo Maxamed Diiriye ...

Read More »

Xulalka Soomaaliya iyo Tanzania oo Maanta Ciyaar Xiiso leh ku dhexmari doonta Dalka Burundi.

Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17ka sano ayaa u soo baxay cayaarta kama dambaysta ah ee koobka CECAFA U17 ee ka socda Burundi, ka dib markii ay 1-0 kaga badiyeen xulka Uganda oo ay Semifinalka wada ciyaareen. Xulka Soomaaliya ayaa goolka ay guushu ku raacday waxaa u dhaliyey daqiiqaddii 70aad ee qaybtii labaad ee cayaarta Farxaan Maxamed ...

Read More »

Eng Yarisow Ka qeyb galka Cayaaraha heerka Caalamiga ah waxay astaan u tahay soo noqoshada Dawladnimada Soomaaliya

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in ka qeyb galka Cayaaraha heer Caalami ah ay astaan u tahay soo noqoshada Dawladnimada Soomaaliya, xili uu ka hadlayay qado saagootin ah oo Xildhibaan Sheekh Mustafa Cali Dhuxulow u sameeyey kooxda FC Benadir Sports Clup oo dhowaan ka qeyb geli doonta isreeb-reebka Cayaaraha Jaamacadda Carabta. ...

Read More »

Akhriso: Tartanka Orodka Gaaban ee Degmooyinka Gobalka Banaadir oo lagu Soo Gabagabeeyay M,muqdisho (SAWIRO)

Waxaa Maanta Muqdisho lagu soo gabagabeeyay tartanka Maalinta horumarinta Sportiga Adduunka iyo sidoo kale Maalinta Orodka gaaban ee Muqdishu Mini Marathone. Tartanka ayaa waxaa ka qayb galayay 370 Orod yahan oo ka kala socda 17-ka Degmo ee Gobolka Banaadir, iyadoo Degmo waliba laga soo xulay 22 Ciyaartooy oo u badan kuwo da’ yar ah. Tartanka oo kasoo billaawday Aargada KM ...

Read More »

Daawo+VIDOE: Tartanka Orodka gaaban ee Degmooyinka G/banaadir oo lagu Qabtay Magaalada Muqdisho

Tartanka Orodka gaaban oo ay ka qeyb galayeen qar ka mid ah madaxda dowladda iyo Dhalinyaro oo Maanta ka Dhacay Gobalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho (KA DAAWO HALKA HOOSE)

Read More »

Xiriirka kubadda cagta talyaaniga oo isbadalo ku sameeyay kulamada ugu dambeeya horyaalka

Maamulka horyaalka talyaaniga ayaa ku dhawaaqay isbadal lagu sameeyay balse waxa ugu weyn ee la ogaaday waa xiliga kulanka Juventus iyo Napoli ay ciyaari doona isbuuca 34-aad, waxaana la ciyaari doonaa 22-ka April. Hadii Bianconerri ay uso baxdo wareega Semi Final-ka koobka waxaa loo badali doonaa maalinta sabtida ah si ay kooxda u hesho waqti badan oo ay isugu diyaarineyso ...

Read More »

Cali Kheyre R’wasaaraha Somaaliya oo koobka Gudoonsiiyay kooxda Kubada Cagta Jubaland

23-Dec-BALCADKA)-Tartankii ciyaaraha maamul-goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa si rasmi ah u soo geban-gebooboy, iyadoo ciyaartoyda  kubadda cagta ee Jubbaland ay ku guuleysteen tartanka kaddib markii ay ciyaartii Finalka  ahayd 1-0 uga badiyeen xulka Puntland oo tartankan ku guuleystay sanadkii hore. CiyaartoydaJubbaland ayaa  soo bandhigay ciyaar wanaag, iyadoo xamaasad weyn laga dareemayay taageerayaasha labada dhinac oo garoonka Banaadir Stadium ku wada ...

Read More »

Daawo Ciyaartii Dhexmartay Xulka Puntland iyo Xulka Jupaland

22-Dec-(BALCADKA)- Xulka kubadda cagta ee maamulka Jubbaland ayaa ku guuleystay Tartanka Ciyaaraha maamul goboleedyada, kaddib markii ay ciyaartii Finalka 1-0 uga badisay xulka maamulka Puntland oo koobkan difacaneysay  

Read More »

Daawo Sidee looga Dabaaldagay Magaalada Kismaayo iyo Soo Dhaweeynta Koobka Ciyaaraha

20-Dec-(BALCADK)-  Magaalooyinka waaween ee kismaayo ayaa laga dareemayaa dabaal dagyo balaaran oo lagu taageeraayo ciyaartii shalay dhax martay xulka jupaland iyo xulka koonfur galbeed taasoo ay xulka jupaland kaga adkaatay 2 gool sidaas darteed loodhigay dabaldagyo waaween dhamaan magaalada kismaayo oo dhan (kadaawo halka hoose)

Read More »

Xulka Jupaland iyo Xulka Puntland oo Sanadkii Labaad Ku Kulmaayo Fiinaalka ee Gobalada Dalka

20-Dec-(BALCADK)- Jubbaland ayaa usoo baxday sanadkii labaad finalka ciyaaraha maamul goboleed-yada iyo gobolka banaadir kadib markii galabta ay ka adkaadeen xulka koonfur galbeed. Jubbaland ayaa ciyaartii ay galabta la dheeshay Koofur Galbeed ku garbisay 2-0. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-0,  Muuse oo weerarka uga ciyaara Puntland ayaa goolka u dhaliyay qeybtii hore. Markii la isku soo ...

Read More »

Daawo Xulka Ciyaartooyda Jubaland iyo Xulka Ciyaartooyda K/galbed

19-Dec-(BALCADK)-      

Read More »