Home / ARRIMAHA BULSHADA (page 2)

ARRIMAHA BULSHADA

Doorasho qof iyo Cod ah oo lafilaayo in lagu qabto Puntland,

Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in doorasho qof iyo Cod ah ay ka bilaabi doonaan degmooyin ka mid ah maamulka Puntland si dadka shacabka ah ay u doortaan Golaha degaanka Degmooyinka iyo Duqa Magaalada. Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad  Wasiirka arrimaha gudaha Puntland ayaa sheegay in saddex degmo oo Puntland ka tirsan si tijaabo ah doorasho qof iyo cod ah looga samayn ...

Read More »

R”Wasaare Cali kheyre oo Xafiskiisa ku qaabilay Boqor Burhaan Boqor Muuse,

R/Wasaare cali kheyre oo Xafiskiisa Xalay ku qaabilay Boqor Burhaan Boqor MuuseBoqor Burhaan Boqor Muuse ayaa Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre uga mahad-celiyay soo dhawaynta uu hoygiisa ugu sameeyay,waxaaana uu  bogaadiyay dadaalka ay hoggaanka dalku uu ugu jiro soo celinta sharafta iyo karaamada ummadda Soomaaliyeed, isaga oo ballan qaaday in dhaqanku ay ku garab taagan yihiin dadaalka ballaaran ee ay ...

Read More »

SAWIRO,Qaxooti dalka dib loogu soo celiyay,

Lataliyaha Koowaad ahna Kusimaha Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Mudane Cismaan Axmed Maxamed ayaa ku sagootiyey Garoonka Caalamigga ee Khartoum qaxooti Soomaaliyeed oo go’aansaday in ay dib ugu laabtaan Dalkooda. Kusimaha Safiirka ayaa ku bogaadiyey go’aanka geesinimada ah ee ay qaateen muwaadiniintaas Soomaaliyeed, isagoona ku dhiirri geliyey rajada wanaagsan ee ay ku qabaan dadkooda iyo dalkoodda “Muddo 4 ...

Read More »

Baaritaan kii mudada socday Ee lagu hayay Trump oo la soo geba”gabeeyay,

Warbixin kooban oo Aqalka Aqalka Kongresska uu u gudbiyay Robert Mueller oo ah dambi baare khaas ah ayaa tilmaameysa in Ol’olihii doorashada ee madaxweyne Trump wada shaqayn ma dhex marin Ruushka intii lagu guda jiray doorashadii 2016. Sidoo kale warbixinta ayaa sidoo kale soo bandhigtay in Madaxweyne Trump uu si sharci darro ah u hor istaagay caddaaladda. Xeer ilaaliyaha guud ...

Read More »

Jubbaland Axmed Madoobe Oo Maanta kusoo wajahan Magalada Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo gaaro Magalada Muqdisho, iyada oo diyaar garowga soo dhaweyntiisa ay ka socoto Magalada Muqdisho. Axmed Madoobe ayaa horay u sheegay in uu imaanayo Magalada Muqdisho, kadib markii xal laga gaaray khilaafkii u dhaxeeyey dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland  markii uu Kismaayo tegay Ra’iisul ...

Read More »

Jawaari Soomaalida Ugu Baaqay Inay la Shaqeeyaan Hay’adaha Amaanka,

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa cambaareeyay qaraxii Al shabaab ay ka geysteen meel u dhow dhismaha Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada ee Soomaaliya, halkaasoo ay ku geeriyoodeen dad aan waxba galabsan oo uu ku jiro Allaha ha u naxriistee Xildhibaan Saqar Ibraahim Cabdalla oo Sidoo kale ahaa wasiir ku xigeenka wasaaradda ...

Read More »

Dhulgariir ka dhacay magaalo ka tirsan dalka Kenya.

Waaxda Saadaasha Hawada Kenya ayaa hadda sheegtay in dhul gariirkii caawa 7:22 laga dareemay qeybo ka mid ah Nairobi uu cabiirkiisu dhammaa 4.8 oo ah qiyaasta cabbirka Dhulgariirka. Meelaha laga dareemay waxaa ka mid Nairobi, Kiambu, Machakos, Mombasa, Nyeri iyo Makueni. Wali si rasmi ah looma xaqiijin khasaaraha ka dhashay Dhulgariirkaasi.

Read More »

Akhriso,Qarax Labaad oo ka dhacay Muqdisho iyo rasaas wali Socota

Jugta Qarax labaad ayaa Goordhow laga maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo la sheegay in uu ka dhacay  Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha. Wararka ayaa waxaa sheegayaan in qaraxa uu ka dhacay Xarunta Wasaaradda ee ku taalla Isgoyska Jubba dhinaca degmada Shangaani ee Gobolka Banaadir . Sidoo kale waxaa la maqlayaa rasaas xoogan oo halkaas ka dhaceysa .

Read More »

Ciidamada Dowladda oo Sheegeen Inay Qabteen Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab

Howlgal qorshaysan oo ka dhacay Muqdisho 21-kii Bishan ayay Ciidamada Amniga ku soo xireen Sarkaal ka tirsanaa dhinaca Amniyaatka Al-shabaab, waxuuna u qaabilsanaa dilalka qorsheysan,waa sida ay sheegtay dowladd War qoraal ah oo lagu daabacay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Sonna  ayaa waxaa lagu sheegay in Sarkaalkan uu ahaa kiin ugu dambeeyay ee abaabulka iyo hugaaminta Dilalka loo gaystay Dadka shacabka ...

Read More »

Ururka Islaamka oo ka shireen xasuuq ka dhacay Masaajiddadii New Zealand

Waddamada ku bahoobay ururka Iskaashiga Islamka (OIC) ayaa shir deg deg ah ku yeeshay maanta magaalada Istanbul, ee dalka Turkiga, kaas oo ay kaga arrinsadeen xasuuqii dad ku cibaadeysanayay masaajiddo ku yaalla New Zealand loogu geystay Jimcihii hore. Wasiirka arrimaha dibadda New Zeland, Winston Peters, ayaa u xaqiijiyay madaxdii kulankaasi in Muslimiinta ku nool New Zealand ay amaankooda iyo bad-qabkooda ...

Read More »

Akhriso,Gabadh Soomaali ah oo xil sare ka qabatay dalka Mareykanka,

Canab Guuleed oo ka mid ah Soomaalida daggan gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay xil sare oo qeyb ka ah maamulka gobolka. Gabadhan ayaa loo magacaabay jagada kaaliyaha wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada ee Gobolka Minnasota, inkastoo markii hore ay u xusul duubeysay in wasiir ku xigeen laga dhigo. Wareysi gaar ah oo ay siisay BBC-da ayey ...

Read More »

Trump oo Sheegay in Israel loo aqoonsado dhul aysan laheyn oo xoog ay ku qabsatay,

Maxadaxweynaha Mareeykanka Trump ayaa sheegay in la gaaray wakhtigii Maraykanku uu aqoonsan lahaa in Israa’iil ay u madaxbannaantahay buuraha Golan Heights, kuwaas oo Israa’iil ay ka qabsatay Suuriya dagaalkii lixda maalmood socday ee 1967-dii. Ra’iisulwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in madaxweyne Trump uu taariikh sameeyay. Mr. Trump ayaa bartiisa twitterka ku soo qoray qoraal uu ku taageerayo falkan, waxaana ...

Read More »

AMISOM Oo Saakay La Wareegtay Amaanka Degmada Mahadaay Kadib markaay ka Baxeen Ciidamada D/F-Somaaliya,

Wararka aan ka heleeyno Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay ku waramayaan in halkaasi ay la wareegay Ciidamada dowladda Burundi ee qeybta ka ah howlaga AMISOM,kadib markii ay ka soo baxeen Ciidamadii dowladda Soomaaliya. Ciidamada Burundi ayaa waxaa la sheegay in markii hore ay Saldhigyo ku lahaayeen meel ka baxsan degmada Mahadaay,isla markaana haatan ay la wareegeen ...

Read More »

SAWIRO, Ciidan Dowladda ka Tirsanaa oo ka soo baxay Saldhigyo ay ku lahaayeen Gobalka Sh/Dhexe,

Wararka Idaacadda Risaala ee Magaalada muqdisho ay ka heleyso deegaano ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamo ka tirsan kuwa Millateriga Soomaaliya ay isaga soo baxeen deegaano ay kaga sugnaayeen Gobolka Shabeellaha dhexe. Ciidamada ayaa waxaa ay kasoo baxeen Garoonka Diyaaradaha Jowhar, degmada Mahadaay iyo deegaanada Qalimow iyo Garsaale ee Gobolka Shabeellaha dhexe,waxaana ciidamadaas ay sheegeen ...

Read More »

Zidane oo Raba in uu Liverpool kala soo wareego Mane,

Kooxda Real Madrid xagaagan waxay ku qasban tahay suuqa Yurub inay lacago adag galiso sidoo kalena cayaartooy tayo wanaagsan soo qaadato haatana waxaa la ogaaday in macalin Zidane qorshaha kowaad ugu jiro sidii uu gacanta ugu soo dhigi lahaa Sadio Mane oo naadiga Liverpool ka tirsan. Ma ahan markii ugu horeesay Sadio Mane lala xariiro Real Madrid waayo sanadkii hore markii Real Madrid ...

Read More »