Home / ARRIMAHA BULSHADA (page 123)

ARRIMAHA BULSHADA

Dhaawacyadii Laga Qaaday Muqdisho oo Gaaray Dalka Turgiga (sawiro)

17-October-{BALCADKA }-Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Turkiga ayaa ka qeyb qaadanaya gurmadka dadkii ku waxyeeloobay qaraxii Isgoyska Zoobe, kuwaasoo xalay la geeyay magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Dhaawacyadan oo gaaraya illaa 35 ruux ayaa shalay laga qaaday magaalada Muqdisho, diyaarad Milateri oo uu Turkiga leeyahay ayaa dadkan dhaawacyada qaba ka qaaday garoonka Muqdisho. Safaaradda Soomaaliya ee Ankara, Jaaliyadda Soomaaliyeed ...

Read More »

Madaxweenaha Dalka oo Dhambaal Tacsi Ah Ka Helay Qaar Kamid Ah Madaxda Caalamka

16-October-{BALCADKA }- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaallo tacsi ah waxaa soo gaarsiiyey hoggaamiyaasha qaar ka mid ah waddamada dariska iyo kuwa caalamka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Uganda Mudane Yoweri Museveni iyo Boqorka Urdun Cabdalla Binu Xuseen ayaa khadka teleefanka kula soo xiriiray Madaxweyne Farmaajo, iyaga oo u muujiyey dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ...

Read More »

Walaalaha Turkiga oo Bilaaway Cunta U Qeeybin Dadka Kashaqeeynaayo Gobtii Qaraxa Kadhacay iyo Isbitaalada

Ururka Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta gaaray goobta uu qaraxa ka dhacay ee magaalada Muqdisho, iyagoo raahin bisil u qeybiyay howlwadeennada gargaarka. Shaqaalaha Bisha cas ee Turkiga ayaa diyaariyay Raashin bisil oo loogu talogalay xaaladda degdega ah, waxaana howlwadeennada gargaarka ee ka shaqeynaya burburka ay u qeybiyeen 1000 xirmo Raashinkaasi xilli aad loogu baahnaa. Guddoomiyaha Bisha cas ee Turkiga ...

Read More »

Dhalinyarada Muqdisho oo Gargaar U Fidiyeen Dhaawacyada Ku Jira Isbitaalada Madiina (sawiro)

16-October-{BALCADKA }- Koox dhalinyaro ah oo ka mid ah dadka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa sameeyay fal muujinaya garab istaaga dhibanayaasha saameynta uu ku yeeshay qaraxii Masiibada ahaa ee ka dhacay Isgoyska Zoobe ee Magaalada Muqdisho. Dhalinyaradan ayaa quraac iyo biyo ay cabaan u geeyay dadka dhaawacyadooda lagu dabiibaayo Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Kooxdaan dhalinyarada ah ayaa waxa ay ka ...

Read More »

Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Heshiisyadii Isdhaafsiga ee Maxaabiista Soomaaliya iyo Hindiya

14-October-{Balcadka}- Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulanka shir Guddoominayay ayaa ugu horeyn tacsi u diray Xildhibaan Maryan Macalin oo Hooyadeed ay ku geeriyootay magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Guddiga Garsoorka ee Golaha Shacabka Xildhibaan Shariif Sheekhuna Maye ayaa mudanayaasha Golaha ka codsaday in ay ansixiyaan heshiiska isu celinta maxaabiista ee Soomaaliya iyo India. Ansixinta heshiiskan oo cod la geliyay ayaa waxaa u codeeyay ...

Read More »

Ciidamo Ka Tirsan Dowladda iyo Kuwa Aroos Galbinaayay oo Isku Rasaaseeyay Dagmada Dharekeynley

13-October-{Balcadka} –  Ciidamo ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay is rasaaseyn waxa ay ku dhexmartay degmada Dharekeynley ee gobolka Banaadir, sida ay warbaahinta Risaala u sheegeen dadka degaanka. Is rasaaseyntan ayaa waxa ay u dhaxeysay Ciidanka Xasilinta iyo Ciidamo kale oo galbinayay Gaadiid Aroos lagu waday, waxaana halkaasi ka dhacay iska hor imaad kooban, oo khasaare geystay. Iska ...

Read More »

Roobab Qasaaro Naf iyo Maalba Gestay oo Ka Da”ay Ceelwaaq Ee Gobolka Gedo

Wararka laga helayo Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in saameyn baalaaran uu ku yeeshay qoysas dan yar ah roobab mahiigaan ah oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay Gobolka Gedo. Dadka Degaanka ayaa sheegay in labo Ruux oo caruur ah ay ku dhinteen roobab ka da’ay qeybo ka mid ah Degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo. Waxaa ay tilmaameen ...

Read More »

Doowlada Tukiga oo Mashaaricdii uu Balanqaaday Madaxweyne Erdogan Laga Fulinaayo Magaalada Muqdisho

13-October-{Balcadka} – Mudane Eng Sadaq Abdullahi Abdi Wasiirka Howlaha Guud iyo dib u Dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in dhismayaasha guryihii dawladda Turkigu balan qaaday inay Muqdisho ka hirgalinayso qorshahoodu marayo meel fiican. Wafdiga ayaa ka koobnaa Wasiirka iyo Ganacsato Soomaaliyeed ayaa waxaa si diiran loogu Soo dhoweeye Magaalada Ankara iyo Antalya. Barnaamij lagu soo Bandhigaaye Horumarinta Qalabka Technlogiyada ...

Read More »

MAXAA KA LA SOCOTAA IN SOOMAALIYA OO 34 SANO KA DIB AY SOO CESHATAY XUQUUQDII CODEENTA

12-October-{Balcadka}–Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknooloojiyada ayaa ka qeyb-galaya shir-weynaha Ururka Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU) oo 9-kii Sebteembar ka furmay caasimadda dalka Argentina ee Buenos Aires, ka dib markii wasaaraddu ku guuleysatay inay dib u soo ceshato xubinnimada buuxda ee ururkaas oo maqneyd tan iyo 1983-dii, kolkaas oo ay joogsatay bixinta qaaraanka sanadlaha ah. Qaaraanka lagu yeeshay Wasaaradda muddadaas wuxuu gaarayay ...

Read More »

Doowlada Iraan oo Sheegtay In Ay Sharcidaro Tahay kalluumeysato U Dhalatay Dalkeeda oo Ku Xeran Dekada Boosaaso

Dowladda Iran ayaa markii u horraysay ka hadashay xaaladda kalluumaysato u dhashay wadankeeda oo ciidamadda Puntland ay ka soo qabteen xeebaha degmadda Xaafuun ee gobolka Karkaar. Kalluumaysatadan iyo doontii ay wateen ayaa haatan lagu hayaa Dekeda magaaladda Bosaso. Ku-xigeenka Guddoomiyaha gobolka Sistan Balochestan ee dalka Iiran Ali Asghar Mir-Shekari oo waraysi siiyay Wakaaladda Wararka ee Iiraan,ayaa sharci darro ku tilmaamay ...

Read More »

WAAMAXAY BOOQOSHADA OO KU TAGAY BOQORKA SACUUDIGA DALKA RUUSHKA

Boqorka dalka Sacuudi Carabiya Salmaan bin Cabdul Asiis ayaa ka ambabaxay caasimadda Riyadh, isagoo booqanaya dalka Ruushka. Waa booqasho rasmi ah oo laga bilaabo maanta oo Arbaco ah ilaa iyo Toddobada bishan ku joogi doono dalka Ruushka. Aqalka looga taliyo dhulwaynaha Russia, ee Kremlin-ka ayaa sheegay in Booqashada boqorka Sacuudiga ay tahay mid labada dowladood ay ku hagaajinayaan xiriirka labada ...

Read More »

MAXAA KA TAKHAANAA DAD KA KURDIGA AH WAANA DAD NUUCEE.

Madaxwaynaha dalka Turkiga Raccep Tayyip Erdogan, ayaa maanta oo Arbaco ah booqosho rasmi ah ku tagay dalka Iraan, isagoo halkaasi wadahadallo ku aadan halsita aftida dadwayne ee maamulka Kurdiyiinta waqooyiga dalka Ciraaq ee loo yaqaano KRG– Kurdish Regional Government. Taliyaha ugu sareeya ciidamada dalka Turkiga Hulusi Akar, ayaa ka mid ah wafdiga madaxwaynaha. Waxaana taasi ay ka dhigan tahay in ...

Read More »

NIN U DHASHAY DALKA GhANA OO RIYADIISII U RUMOODAY KADIB MARKII UU XAJIYAY

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Turkiga ayaa nin ka soo jeeda qoys sabool ah oo u dhashay dalka Ghana u rumeysay riyadiisa oo aheyd inuu mar un soo xajiyo. Ninkan oo lagu magacaabo Al Hassan Abdullah ayaa sheekadiisa ay aad u qabsatay baraha bulshada iyo warbaahinta Turkiga. Sheekada ayaa la leeyahay inay bilaabatay kagadaal markii sida la sheegay wariyeyaal Turkiga u ...

Read More »

Aqriso. Bandhig Buugaag Carwo oo Lagu Soo Bandhigay Magaalada Muqdisho..

Sanadkii Sedexaad ayaa Muqdisho lagu qabtay Bandhig Carweedka Buugaagta, waxaana qoraayaal Soomaaliyeed oo rag iyo dumarba leh carwada ay ku soo bandhigeen buugaag ay ka qoreen mowduucyo kala duwan oo si gaar ah xooga u saarayey arimaha bulshada iyo ahmiyadda afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Dadweynaha ka qeyb galay Bandhig Carweedka Buugaagta Muqdisho ayaa maalmaha uu soconayo fursad u helaya in ...

Read More »

Aqriso. Tiro Arday Kaqalinjibisay Jaamacada Jamhuuriya oo Xalfad Logo Sooxiray Muqdisho.

Munaasabad loogu dabaaldagayay qalinjabinta arday tiradoodu gaareyso 281 arday oo ka qalin jabiyay Jaamacada Jamhuuriya ee culuumta iyo Teknoolajiyada ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Maamulka sare ee Jaamacadda Jamhuuriya, Waalidiin, Bahda waxbarashada iyo marti sharaf kale. Guddoomiye ku-xigeenka golaha sare ee Jaamacadda Jamhuuriya Cusmaan Cali Xalane ayaa ugu ...

Read More »