Home / Author Archives: admin (page 30)

Author Archives: admin

Faahfaahin ka so baxeysa dilal ka dhacay Muqdisho iyo Ceelasha Biyaha

Faah faahino dheeraad a ayaa kasoo baxaya rag kooxo ku hubeysnaa bustoolado oo xalay Wiil dhalinyaro ah ku diley qeybo ka mid ah degmada Hodan ee Gobolka Banaadir. Dilka ayaa waxa uu sigaar ah uga dhacay Xaafada taleex waxaana goobjoogayaal ay sheegeen in qeybaha sare ee jirka ay ka toogteen kadibna ay baxsadeen. Al-Shabaab ayaa sheegtay masuuliyada dilka wiilkaas,oo ay ...

Read More »

Shariif Xassan oo Magacaabay G/Gobalka Shabaeelada Hoose

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa guddoomiye Cusub loogu Magacaabay Gobolka Shabeellaha Hoose. Wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in kadib wadatashiyo la sameeyey iyo baahi jirto aawgeed guddoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose loo Magacaabay Maxamed Ibraahim Barre Hoose Ka Akhriso Wareegtada Magacaabista

Read More »

Roobab Dabeeylo Watay oo ka da`ay magaalada Borame Kuna Dhinteen ku Dhawaad 20-Qof

Roobab dabeyla wata ayaa ka da`ay magaalada Borame ee gobolka Awdal ee Soomaaliland, guddoomiyaha gobolka C/raxmaan Axmed Cali ayaa sheegay in 15 qof ay ku dhinteen daadadka iyo Roobabkii dabeylaha wata ee Saacadihii la soo dhaafay ka da`ay magaalada. Guddoomiyaha ayaa sidoo kale sheegay in ay jiraan deegaano kale oo ay ka da`een Roobabka xoogan weaxaana degmooyinkaas ka mid Lughaya ...

Read More »

Maamulka Somaliland oo Xabsiga u Taxaabtay Nabaddoon Maxamed Muuse Waamaxay Sababta?

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Burco ee gobolka gobolka Togdheer ee Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamada Somaliland ay xabsiga dhigeen Suldaan Maxamed Muuse Cune Oo ka Mid ah Saladiinta Gobolka Togdheer. Ciidamada Booliska ayaa qabtay Nabadoonka ayaa xilli uu kasoo baxay  Masajid uu ku Tukunayay Saladii Makhrib  sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal. Nabaddoonka la xiray ayaa inta badan ka ...

Read More »

Akhriso Boqor Buur Madow oo Marlabaad Xukun lagu Riday

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxa ay sheegayaan in Maxkamad ku taalla Magaaladaasi ay Saddex sanno oo xabsi ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow). Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay Boqor Buurmadow, kaddib markii uu racfaan ka qaatay xukunkii maxkamadda gobolka Maroodijeex ee shanta sano ...

Read More »

Roobabka Ka da’ay Waqooyi Galbeyd Soomaaliya oo sabayay Internet la”aan

Warar ka imaanayaa ayaa sheegaya in Magaalooyinka Somaliland ayaa maanta la sheegayaa internet la’aan marka laga reebo Internet ka shirkada Telesom. Waxaana Internetka go’ay uu saameeyey shaqada magaalooyinka, waxaa loo sababeeyay duufaanadii ku dhuftay xeebaha gobalka Salal taas oo sameeyey oo weliba jaray xadhkihii iyo Toweradi Internet- ka Jabuuti ka soo qaadi jiray . Badi shirkadaha Somaliland Internet waxuu uga ...

Read More »

R/Wasaare ku Xigeenka dalka oo ka warbaxshay Safar uu ku Tagay dalka Turkiga

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa goor-dhow Dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qeyb-galay shirkii Wadamada Islaamka ee looga hadlay Arrimaha Falastiin kaa soo ka dhacay Dalka Turkiga. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed iyo wafdigii uu hogaaminayay ee halkaasi ugu qaybgalay shirka wadamada Islaamka ayaa kulan la qaatay intii halkaasi ay joogeen ...

Read More »

Daawo, Roobab ka Da,ay Magaaladda Muqdisho oo Qasaaro Geystay

Roobka oo socday muddo ku dhow 10-saacadood ayaa saameeyay isu socodka dadka iyo gaadiidka,iyo waliba barakacayaasha kuwaasi oo aan haysanin waxyaabo ay ka okortaan dhibicda roobka. Sida ay inoo xaqiijiyeen dadka,roobka ayaa sidoo kale sababay in uu soo dumo dhismo ku yaala Degmada Xamar weyne ee Gobolka Banaadir,waxaana la xaqiijiyay in halkaas ay waxyeelo ka dhalatay. Saacadihii aynu soo dhaafnay ...

Read More »

Daawo,Suldanka Guud Beesha Habaryonis Looma Sinna Talada Somaliland

Suldanka Guud Beesha Habar-Yonis oo ka hadlayay meel lagu xusayay 18 May ayaa si tiiraanyo leh uga hadlay cadlad darada ka dhex jirta Somaliland

Read More »

Amiir Harry iyo Meghan oo is aroosay

Waxaan si rasmi ah oo ah sidii loogu talogalay u dhacay arooskii la wada sugayay ee amiirka boqoryootada Ingiriiska Amiir Harry iyo gabadha uu calmaday ee Meghan Markle oo ah gabadh madoow iyo caddaan ay iska dhaleen oo u dhalatay dalka Maraykanka. Arooska ayaa waxa uu ka dhacay kaniisad ku taala magaalada Windsor, halkaas oo ay goobjoog ka ahaayeen xubnaha ...

Read More »

Dowlada Iiraan oo Ku Hanjabtay inay awoodi karaan inay 20% naaxiyaan maadada Yuraaniyamka..

Madaxa Dowladda Iiraan ugu qaabilsan Tamarta Atoomikada,  Cali Akbar Salaixi oo maanta la hadlay Suxufiyiinta ayaa sheegay inay awoodi karaan inay 20% naaxiyaan maadada Yuraaniyamka ee laga farsameeyo Habka Nukliyeerka, haddii ay dalalka Europe ee wax ka saxiixay Heshiiskii Caalamiga ku fashilmaan inay Heshiiskaasi badbaadiyaan, Waxa uu intaasi ku daray inay Siyaasadda Iiraan tahay inay ka war sugaan dhowrka isbuuc ee ...

Read More »

War Deg Deg ah Gaas iyo Golahiisa Wasiirada oo Shir Deg Deg ah U Fariistay Maxaa looga Hadli Doonaa?

Kulankaan deg dega ah oo ka socda Xarunta Madaxtooyada Puntland ee Magalada Garoowe ayaa waxaa shir guddoominaya Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas. Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa sida aan wararka ku heleyno dagaalada kazoo cusboonaadaya deegaanka tukaraqy,iyada oo ay goobjog ka yihiin guddiga difaaca Baarlamaanka Puntland Xubno ka socda Golaah Wasiirada iyo Saraakiil ciidan Kulanka ayaa inta uu socdo ...

Read More »

Akhriso: Madaxwene Muuse Biixi oo Sheegay in ay la-Dagaalami Doonaan Cidwalbo oo Diidan Nabada

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in Soomaaliland ay mar walba diyaar u tahay in ay iska diafacdo cidkasta oo deegaanadeeda kusoo duusha,xilli maalma kahor deegaanka tukaraq ay dagaal kula galeen Ciidamada maamulka Puntland Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in Soomaliland ay diyaar u tahay in ay tallaabo ka qaado cidkasta oo nada diidan,balse marka hore ay siin ...

Read More »

Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Maanta Daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga Dugsiyada Sare ee Dalka

Ra”iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah furay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee dalka, oo ay maanta u fariisteen 27,600 oo arday. Schoolka 15-ka May oo uu ka dhacayey imtixaanaadkaasi oo si weyn loo adkeeyey amniga ayaa waxaa gaaray Ra’iisul wasaaraha dalka oo ay wehliyaan guddoomiyaha gobolka Benaadir iyo wasiirka waxbarashada Soomaaliya. Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka hadlay ...

Read More »

DAAWO,IN KA BADAN 100 QUF OO KU DHIMATAY SHIL DIYAARADEED OO KA DHACAY WADANKA CUBA

In ka badan 100 qof ayaa dhimatay ka dib markii diyaarad Boeing 737 ah ay ku burburtay meel u dhaw Garoonka Caalamiga ah ee Marti Havana ee dalka Cuba. Saddex qof ayaa ka badbaaday, laakiin xaalad adag ayay ku jiraan, sida uu wariyay wargayska Cuban Party Granma. Duulimaadkaan ayaa waxaa saarnaa 110 rakaab ah iyo shaqaale, sida laga soo xigtay ...

Read More »