Home / Author Archives: admin (page 3)

Author Archives: admin

Zidane oo Raba in uu Liverpool kala soo wareego Mane,

Kooxda Real Madrid xagaagan waxay ku qasban tahay suuqa Yurub inay lacago adag galiso sidoo kalena cayaartooy tayo wanaagsan soo qaadato haatana waxaa la ogaaday in macalin Zidane qorshaha kowaad ugu jiro sidii uu gacanta ugu soo dhigi lahaa Sadio Mane oo naadiga Liverpool ka tirsan. Ma ahan markii ugu horeesay Sadio Mane lala xariiro Real Madrid waayo sanadkii hore markii Real Madrid ...

Read More »

Madaxweynaha D/Puntland oo magacaabay Wasaarad Cusub

Madaxweynaha Puntland ayaa dhisay Wasaaradda Tamarta, Macdanta iyo Biyaha Puntland, taasoo aan horay uga mid aheyn Wasaaraddaha maamulka Puntland.

Read More »

DAAWO, BAYLE LACAGTIISI WEY BADATAY CIIDANKA MUSHAAR MOOW SIIYO DAAWO, KALAMAAN IYO MAANTA,

Read More »

WADAHADAL KA FURNMAY MAGAALADA HARGEEYSA,

Maalmihii u dambeeyay waxaa magaalada Hargeysa ka socday Kulamo Wada-hadal ah oo u dhaxeeyay Masuuliyiin ka kala socday xisbiyada Qaranka, kuwaasi oo ka arrinsanayay waxa laga yeelayo wakhtiga ay qabsoomeyso Doorashada Golaha Wakiilada, oo ilaa hadda la isku mari-layahay qaabka ay u dhaceyso iyo weliba guddiga doorashooyinka ee doorashadaasi qabanaya.Haddaba arrintaasi ayey Caasimada Online waxay wax ka weydiisey Cabdikariin Axmed  ...

Read More »

Ninkii Shalay dadka ku laayay Masjidka Alnuur Ee New Zealand oo Maxkamad la Hor keenay,

Ninkii  ka dambeeyey toogashadii ka dhacday New Zealand  shalay ee lagu dilay 49-ka qof oo Muslimiin ah  ayaa maxkamad la horkeenay waxaana loo haystaa hal dacwad oo ah dil. Ninkaan oo lagu Magacaabo Brenton Tarrant, oo 28 jir ah una dhashay Australia ayaa kasoo dhex muuqday shabaqa eedaysaneyaasha asagoo xiran dharka cad cad ee maxaabiista oo jeebaysan. Ra’iisul Wasaaraha dalkaas ...

Read More »

Madaxweynaha Jabuuti oo soo gaaray Muqdisho

Wafdi ballaaran oo u hoggaaminaayo Madaxweynaha dowladda Jabuuti ayaa goor dhow soo gaaray Muqdisho, waxaana garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wafdiga madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle waxaa ka mid ah 4 wasiir, 9 xildhibaan oo baarlamaanka Jabuuti ka mid ah, masuuliyiin ka tirsan madaxtooyada, saraakiil ciidan, abwaano iyo fanaaniin. Madaxweyne Geelle ayaa xariga ka ...

Read More »

Wadooyinka Muqdisho oo Qaarkood Maanta laxiray Waa maxay Sababta,

Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxa ay xireen Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho, Iyaga oo u diidaya inay isticmaalan Gaadiidka noocyadiisa kala duwan marka laga reebo gaadiidka ay wataan mas’uuliyiinta Dowladda. Wadooyinka ay Ciidamada Xireen ayaa waxaa ka mid ah inta badan Isgoysyadda Muqdisho,isla markaana Gaadiidka dadka Shacab ah ay wataan loo diidayo inay isticmaalaan, taas oo keentay in Shacabka ...

Read More »

DAAWO, MASJID AL-NUUR EE DALKA NEW ZEALAND OO Weerar Argigixiso ka Dhacay Xili lagu Juray Salaada Jimcaha,

Read More »

Masaajidada Yurub iyo Ameerika oo Amaankooda la adkeeyey,

Masaajid badan oo ku yaalla dalalka Yurub iyo Waqooyiga America ayaa qaadey tallaabooyin ay kaga hor-tagayaan in weerar lala beegsado kadib weerar lagu qaaday masjid ku yaalla dalka New Zealand. Inta badan magaalooyinka waa weyn ee Yurub ayaa ku taageerey masaajidda in ciidanka ammaanku ay sugaan goobaha ay muslimiintu ku cibaadeystaan. Dalalka Yurub Ciidankooda qaarkood ayaa booqday Masaajidda salaada Jimcaha ...

Read More »

SAWIRRO, Tirada Somaalida Ku Geeriyootay Diyaradii Ethiopian airline,

Read More »

AKHRISO,Midowga Yurub oo Malaayiin Lacag ah ugu Deeqay Somaaliya,

Midowga Yurub ayaa waxa uu ku dhawaaqay in ay Soomaaliya ka fulin doonaan Barnaamij lagu kordhinaayo horumarada Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto  lacag dhan 94 Milyan oo Dollar Wakiilka Midowga Yurub u jooga Soomaaliya Amba. Fulgencio Garrido-Ruiz ayaa Arbacadii shalay sheegay in iyaga iyo dalalka ay wadashaqeynta la leeyihiin ay siwadajir ah u fulin doonaan mashaariicdaas,isla markaana laga ...

Read More »

Soomaaliland oo Joojisay Dhaq dhaqaaq Ciidan Oo ay ka waday Gobolka Sanaag,

Wararka aanu ka heleyno Deegaanka Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay  banaanbax ay dhigayeen shacabka deegaanka kaasi oo ay ku diidan yihiin dhaq dhaqaaqa ciidamada Somaliland. Maamulka Degmada Hadaaftimo ee Puntland ayaa dhankiisa beeniyay in Ciidanka Somaliland ay gudaha usoo galeen Degmada balse waxa uu sheegay in wali ay ku sugan yihiin Deegaanka Yubbe ...

Read More »

Maleeshiyaad dagaal ku dhexmaray Magaaladda Gaalkacyo oo Ciidamo ladhex dhigay,

Saakay ayay aheyd markii dagaal culsu uu Waqooyiga Magalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku dhexmaray maleeshiyaad hubeysan oo isku-heystay dhul halkaasi ku yaalla, hayeeshee waxaa maleeshiyaadka la kala dhex-dhigay Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland. Dagaalka ayaa waxaa uu geystay dhimashada 3 Ruux iyo dhaawaca 5 kale,waxaana ku baxay Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Dowlad Goboleedka Puntland, kuwaas oo ku ...

Read More »

Akhriso,xiisada Dagaal oo mar kale dib uga Bilaabatay Soomaaliland iyo Puntland

Deegaano ka tirsan Bariga Gobolka Sanaag gaar ahaan deegaanka Yubbe  waxaa ka taagan xiisad u dhaxeysa Soomaaliland iyo Puntland, kadib markii Soomaaliland ay deegaanadaas geystay Ciidamo farabadan oo u badan millateri. Sidoo kale deegaano ka tirsan gobolka Sanaag ayaa waxaa ku sugan ciidamo ka tirsan kuwa Puntland, kuwaas oo la soo werinayo in saacadihii la soo dhaafay ay halkaasi ka ...

Read More »

DAAWO NIN AY KA TAGTAY DIYAARADII ETHIOPIAN AIRLINE EE KU DHACDAY MEEL AAN KA FOGEEYN MAGAALADA ADDIS ABABA (DAAWO ISAGA OO SAXAFADA,

Read More »