Home / Author Archives: admin (page 20)

Author Archives: admin

Isbadallo deg deg ah oo laga dareemay Jigjiga.

Tan iyo intii uu is badalka ku yimid maamulkii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, gaar ahaan markii ay dib u habeyn lagu sameeyay xisbiga talada haya, waxaa magaalada Jig Jiga laga dareemayaa isbadalo aanan horay loo arag. Waxaa magaalada ka qabsoomaya shirar kala duwan oo noocooda oo kale horey mamnuuc u ahaa, waxaana laga jeedinayaa hadalo aad uga duwan kuwii hore. ...

Read More »

Meyd laga helay xeebta Boosaaso,

Labo caruur ah ayaa saaka meydkooda waxaa laga helay  xeebta magaalada Boosaaso ee gobolka Bari. Caruurtan inta aana meydkooda lasoo helin, ayaa muddo waxaa la weysanaa halka ay jaan iyo cirib dhigeen. Burhaan Ismaaciil oo mid kamid ah caruurta ay baddu liqday waalid u ah ayaa sheegay in caruurtan ay muddo weysanaayeen, balse markii danbe lagu soo wargaliyay in laga ...

Read More »

SAWIRO, Dekeda Magaaladda Muqdisho oo habeenkii shaqeesa,

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in Dekedda Muqdisho ay shaqeyso xilli habeen ah ka dib markii dhawaan uu Madaxweyne Farmaajo Amray in si deg deg ah dekedda Habeenkii looga shaqeysiiyo.  

Read More »

SAWIRO, R/W Cali Kheyre iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay Wado Laami,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta dhagax dhigay wadada Xeebta Liido ee degmada C/Casiis. Wadadaan oo burbursaneyd 28 sano ee la soo dhaafay ayaa hada waxaa la saaraya sida qorshaha uu yahay laami cusub. Lacagaha lagu dhisayo wadadaan 25% waxaa bixinaya Xukuumada uu hogaaminayo Ra’isal Wasaare Xasan Cali Khayre. Munaasabada dhagax dhiga wadadaan waxaa goobjoog ka ahaa ...

Read More »

Shir lagu daahfuray golaha dhaqalaha oo Muqdisho lagu qabtay

Wasaaradda qorsheeynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ayaa maanta waxa ay magaalada Muqdisho ku qabatay madal lagu furayay  shaqada Golaha dhaqaalaha qaranka, oo dhawaan la magacaabay. Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali khayre ayaa Daah furay Golaha wuxuuna sheegay in kaalin muhiim ah ay goluhu ka ciyaari doonaan koboca dhaqaalaha Qaranka. Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudan Jamaal Xasan oo kulankan lagu ...

Read More »

Mid Kamid Ah Suuqyada Ugu Waweeyn Muqdisho Oo laxeray Maxaa Sababay,

Waxaa Maanta gebi ahaanba la xirey Goobihii Ganacsiga ee Xaafada  Suuq boocle ee degmada Dharkenley, ka dib markii Ganacsatada Suuqaasi lagu amrey in ay bixiyaan lacago uu Maamulka ku soo rogay. Qaar ka mid ah Ganacsatada oo aan la hadalnay ayaa waxa ay sheegeen in Todobaadkii la soo dhaafay loo keenay Warqad ka timid maamulka degmada taas oo lagu amrayey ...

Read More »

Wasiir hore oo Sheegay in uu u taaganyahay Xika Madaxtinimo Ee….

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa sheegay maamulka Puntland inuu galayo doorasho u gaar ah oo masiirkooda iyo rabitaankooda ku dhisan. Wuxuu sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya iyo cid kasta ay kaga digayaan inay faraha la soo galaan doorashada Madaxweyne-nimo oo dhawaan ka dhaceysa degaanada Puntland. “Dowladda Federaalka, Puntaland doorasho ayay galeysaa, waa ...

Read More »

Diyaarad Dagaalka oo gantaal ku dhuftay Bas waday Arday Iskuul,

Ugu yaraan 29 caruur ah ayaa geeriyooday  kadib markii diyaarada Xufalada uu Sucuudigu hogaaminayo ee dalka Yaman, ay gantaal ku dhufteen  Bas siday ciyaal iskuul. Baskan ayaa waxa uu marayay bartamaha suuq ku yaalla Magaalada Sacda oo kooxaha Xuutiyiinta ay maamulaan, warkaana waxaa laga soo xigtay hayadda laanqeyrta cas ee Caalamiga ah. “Waxaan gargaar caafimaad usameeynay 48 qof  30kamid  ahna ...

Read More »

Daawo)Hooyo bad-baadisay caruurteeda kana soo tuurtay dabaq,



Read More »

Ciidanka Itoobiya oo hor istaagay Shacabka Jigjiga iyo Xaalad adag oo ka taagan Diri-dhabe,

Sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka kunool Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Ciidanka milateriga federaalka Itoobiya ee shalay ay isku dhaceen shacabka ayaa maanta loo diiday in ay ka baxaan Magaalada Jigjiga. Boqolaal ka mid ah Shacabka kunool Magaalada Jigjiga oo ka caraysan dhibkii shalay dhacay, ayaa waxa ay sheegeen in ciidamada Itoobiya ...

Read More »

Ciidamada dowlada oo toogteen rag hubeysanaa oo lagaran waayay,

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa toogtay rag hubeysan oo saarnaa gaari nooca raaxadda ah oo marayay Isgoyska Saybiyaano ee degmada Hodon. Ciidamada dowladda ee toogtay ragga hubeysan ayaa watay gaari Cabdibile ah, waxaana la sheegay ka hor toogashadda in ay dhexmartay israsaaseyn. Labada nin oo saarnaa gaariga Raaxadda ah ayaa dhintay , waxaana sidoo kale dhaawacmay Saddex Askari oo saarnaa gaariga ...

Read More »

Isku-Shaandheyn lagu sameyay Golaha Wasiirada Goodax,na Loo Magacaabay Wasiirka Waxbarashada,

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya oo isku-shaandheyn maanta ku sameeyey xubnaha Golihiisa Wasiirada,iyada oo la magacaabay Xilalka Wasiiro banaanaa. Wasiirka Waxbarashada iyo tacliinta Sare waxaa loo Magacaabay Xildhibaan Cabdullaahi goodax Barre Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ayaa waxaa loo Magacabay Sheekh Nuur Maxamed Xasan Xuseen Sheekh Maxamuud Xuseen Wasiirka Xanaanada Xoolaha Wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyraadka Badda Cabdullaahi Bidhaan Warsame Wasiiru dowlaha Madaxtooyada ...

Read More »

Sawirro,Banaabaxyo Looga Soo Horjeedo Dil loogeystay Ganacsade Maxamed Maxamuud Sheekh Cali Oo Ka Dhacay Muqdisho,

Magalada Muqdisho gaar ahaan degmada Hodan waxaa maanta ka dhacay banaanbax looga soo horjeedo dilkii Maxamed Maxamuud Sheekh Cali oo ahaa Hal-Abuure Ganacsi,isla markaana madax ka ahaa Shirkadda Startup Grind. Shacab farabadan oo isugu jira saaxiibadiisii gaarka ahaa,eheladiisa iyo dadweyne kale ayaa isugu soo baxay goobtii lagu dilay ee Barxadda Baarka Spaghetti House oo ku taalla meel ku dhow Isbitaalka ...

Read More »

Nabad doonada Kililnka Shanaad oo xilka ka qaadeen Madaxweyne Cumar,

Wararkii ugu danbeeyay ee kasoo baxaya Magaalada Jigjiga ayaa waxa ay Sheegayaan in Xaaladdii Rabshadaha ahayd ay qaboowday , inkasta oo wali Magaalada ay ka taagantahay Xaalad aan wanaagsaneen. Salaaddii Maqrib kadib Shir ay kasoo qeybgaleen dadweeyne aan tiro yareeyn iyo Qaar kamid Siyaasiyiinta iyo Madaxda dhaqanka Ogaadeeniya ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Diri dhaba. Shirkan oo ay soo qabanqaabiyeen ...

Read More »

Warkii ugu danbeeyay iyo halka uu ku sugan yahay Cabdi Maxamuud Cumar

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaan rabshado xooggan oo maanta ka dhacay Magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya. Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Magaalada ayaa waxa sheegayaan in hadda ay xaaladdu degan tahay, islamarkaana Magaalada inta badan qabsadeen ciidamada Dowladda Dhexe ee dowladda Itoobiya. Inta la xaqiijiyay 2 qof ayaa ku dhimatay ...

Read More »