Home / ARRIMAHA BULSHADA / Dhageyso, Aweys oo ah Aabaha dhalay Wiilkii la dilay walwal ayaan Qabaa…

Dhageyso, Aweys oo ah Aabaha dhalay Wiilkii la dilay walwal ayaan Qabaa…

Aaba Aweys Maxamed Diinle oo ah Aabaha Wiil Dhalinyaro ahaa kana mid ahaa Darawalada mooto Bajaajka,kaas oo Askari ka tirsan Ciidanka dowladda uu ku dilay Magalada muqdisho ayaa walaac ka muujiyey in uu Cadaalad u helo dilkii loo geystay Wiilkiisa.

Waxa uu sheegay in Wiillkiisa uu nolol maalmeedka u soo dhicin jiray  Qoys farabadan,isla markaana markii la dilay ilaa iyo hadda aysan dowladda xataa uga tacsiyadeyn, taasina ay walwal kale kusii abuurtay.

Wiilkeyga Dhalinyaro ayuu ahaa nolosheyda ayuu qeyb ka ahaa,mootada ayuu noogu soo xamaali jiray oo aan deyn kusoo qaaday,waxana maqlay in Askariga dilay Wiilkeyga in uu Madaxtooyada ku jiro,waxaana ka codsanayaa Madaxda Dowladda in Cadaaladda la marsiiyo ayuu yiri Aaba Aweys Maxamed Diinle.

Labadii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa Magalada Muqdisho aad ugu soo batay dilalka loo geysanayo Darawalada mooto Bajaajta,waxaana wlei jirin cid ay dowladda Maxkamad u soo taagtay dilalkaas

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

DAAWO, MADAXWEYNE ISMACIIL CUMAR GEELLE OO SIR CULUS BANAANKA SOO DHIGAY OO DP WORLD IYO IMARADKA…

Dhageyso:Dad ayaa waxay ku sumoobeen Boorash ay Cabeen Muqdisho,

Dadkaan ku sumoobay Boorashka ay cabeen ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 35 ruux oo isugu ...

Madaxweynaha Puntland Waxaan balanqaadayaa inaan ka hortagidoono cadawga,

Madaxweyne Dani Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo weftigii balaarnaa ee uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaarey magaalada ...

Dhageyso, Madaxweyne Deni Oo balan qaaday in Ciidanka Puntland….

Madaxweyne Saciid Deni oo dadweyne aad u farabadan oo isugu soo baxay barxadda weyn ee Carmo oo ...

Saadaasha Khabiirka BBC Sports Ee Lawrenson Ee ku aadan Kulamada 32aad,

Liverpool ayaa mar kale halgan u geli doonta inay sii xajisato hoggaanka Premier League marka ay Axadda ...