Home / ARRIMAHA BULSHADA / Xildhibaan Baarlamanka Soomaaliya ka tirsan oo dad ku dilay deegaanka soomaalida Itoobiya,

Xildhibaan Baarlamanka Soomaaliya ka tirsan oo dad ku dilay deegaanka soomaalida Itoobiya,

Xildhibaan dad ku dilay Deegaanka Soomalida ITOOBIYA-Labada marxuum iyo xildhibaanka ayaa la sheegay in ay isku haysteen dhul beereed.

Dacwad isqabqabsigan la xiriirta ayaa taalla maxkamadda degmadda Jarati, sida uu gudmoomiyuhu sheegay.

Xildhibaan Bashiir Diiriye Camey iyo labo qof oo la socotay oo midkood uu darawal ka ahaa bajaajtii waday ayaa xabsi la dhigay waxaana socda baaritaan.

“Xukuumaddii hore ayaa xildhibaannada siisay dhul beereed iyo lacago, dhulkaas qayb ka mid ahna xukuumaddu waxay ka bixisay gacanta dad shacab ah,” ayuu yiri gudoomiye Shaafi.

Markii ay dhacday xukuumaddii Cabdi Maxamuud Cumar ayay dadkii soo rogaal celiyeen oo sheegteen dhulkoodii ayuu intaas ku sii daray.

Dhibaatada dhulka ayaa ka taagan meelo badan oo ka mid ah Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya balse waxaa naadir ah in xilbaan uu dad u laayo dhul ay isku qabsadeen.

Xildhibaankan ayaa la sheegay in uu haystay biskoolad iyo qori u sharciyaysnaa.

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Dhageyso:Dad ayaa waxay ku sumoobeen Boorash ay Cabeen Muqdisho,

Dadkaan ku sumoobay Boorashka ay cabeen ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 35 ruux oo isugu ...

Madaxweynaha Puntland Waxaan balanqaadayaa inaan ka hortagidoono cadawga,

Madaxweyne Dani Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo weftigii balaarnaa ee uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaarey magaalada ...

Dhageyso, Madaxweyne Deni Oo balan qaaday in Ciidanka Puntland….

Madaxweyne Saciid Deni oo dadweyne aad u farabadan oo isugu soo baxay barxadda weyn ee Carmo oo ...

Saadaasha Khabiirka BBC Sports Ee Lawrenson Ee ku aadan Kulamada 32aad,

Liverpool ayaa mar kale halgan u geli doonta inay sii xajisato hoggaanka Premier League marka ay Axadda ...

Shir ay yeelan lahayeen Madaxda Maamul goboleedyada iyo dowlada dhexe oo fashilmay,

Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa 28-dii Bishii koowaad ee Sanadkaan Magaalada Garowe kaga dhawaaqay in Bisha ...