Home / ARRIMAHA BULSHADA / Trump oo Sheegay in Israel loo aqoonsado dhul aysan laheyn oo xoog ay ku qabsatay,

Trump oo Sheegay in Israel loo aqoonsado dhul aysan laheyn oo xoog ay ku qabsatay,

Maxadaxweynaha Mareeykanka Trump ayaa sheegay in la gaaray wakhtigii Maraykanku uu aqoonsan lahaa in Israa’iil ay u madaxbannaantahay buuraha Golan Heights, kuwaas oo Israa’iil ay ka qabsatay Suuriya dagaalkii lixda maalmood socday ee 1967-dii.

Ra’iisulwasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in madaxweyne Trump uu taariikh sameeyay.

Mr. Trump ayaa bartiisa twitterka ku soo qoray qoraal uu ku taageerayo falkan, waxaana uu ku yiri:

” – Waxaa la gaaray 52 sano kadib xilligii dowladda Mareykanka ay si buuxda ugu aqoonsan laheyn in buulaha Golan Heights ay qeyb ka yihiin dhulka Israel”.

Dhulkan ayaa waxaa qeyb ka ahaa dalka Suuriya, balse waxaa xoog ku qabsatay Israel oo xilligaas taageero ka heshay Mareykanka, Ingriiska iyo dowlado kale.

Horay ayaa waxaa uu madaxweyne Donald Trump ugu aqoonsaday magaalada Jerusalem caasimadda Israel iyadoona la wada ogyahay in ay xoog uga qabsatay dadka falastiiniyiinta ah.

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

DAAWO, SHACABKA REER LAASCAANOOD OO KA HORYIMID IN BUUGA CAADIFADA LAGU DHIGO SKUULADA LAASCAANOOD,

DAAWO, MADAXWEYNE ISMACIIL CUMAR GEELLE OO SIR CULUS BANAANKA SOO DHIGAY OO DP WORLD IYO IMARADKA…

Dhageyso:Dad ayaa waxay ku sumoobeen Boorash ay Cabeen Muqdisho,

Dadkaan ku sumoobay Boorashka ay cabeen ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 35 ruux oo isugu ...

Madaxweynaha Puntland Waxaan balanqaadayaa inaan ka hortagidoono cadawga,

Madaxweyne Dani Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo weftigii balaarnaa ee uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaarey magaalada ...

Dhageyso, Madaxweyne Deni Oo balan qaaday in Ciidanka Puntland….

Madaxweyne Saciid Deni oo dadweyne aad u farabadan oo isugu soo baxay barxadda weyn ee Carmo oo ...