Home / ARRIMAHA BULSHADA / AMISOM Oo Saakay La Wareegtay Amaanka Degmada Mahadaay Kadib markaay ka Baxeen Ciidamada D/F-Somaaliya,

AMISOM Oo Saakay La Wareegtay Amaanka Degmada Mahadaay Kadib markaay ka Baxeen Ciidamada D/F-Somaaliya,

Wararka aan ka heleeyno Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay ku waramayaan in halkaasi ay la wareegay Ciidamada dowladda Burundi ee qeybta ka ah howlaga AMISOM,kadib markii ay ka soo baxeen Ciidamadii dowladda Soomaaliya.

Ciidamada Burundi ayaa waxaa la sheegay in markii hore ay Saldhigyo ku lahaayeen meel ka baxsan degmada Mahadaay,isla markaana haatan ay la wareegeen gacanta ku heynta degmadaas.

Qof kamid dadka deegaanka oo la soo xiriiray ayaa u sheegay in Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa Burundi lagu arkayo Xaafadaha Magaalada,iyagoona soo galay kadib markii saakay ay halkaas isaga soo baxeen Ciidamada dowladda Soomaaliya.

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

DAAWO, SHACABKA REER LAASCAANOOD OO KA HORYIMID IN BUUGA CAADIFADA LAGU DHIGO SKUULADA LAASCAANOOD,

DAAWO, MADAXWEYNE ISMACIIL CUMAR GEELLE OO SIR CULUS BANAANKA SOO DHIGAY OO DP WORLD IYO IMARADKA…

Dhageyso:Dad ayaa waxay ku sumoobeen Boorash ay Cabeen Muqdisho,

Dadkaan ku sumoobay Boorashka ay cabeen ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 35 ruux oo isugu ...

Madaxweynaha Puntland Waxaan balanqaadayaa inaan ka hortagidoono cadawga,

Madaxweyne Dani Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo weftigii balaarnaa ee uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaarey magaalada ...

Dhageyso, Madaxweyne Deni Oo balan qaaday in Ciidanka Puntland….

Madaxweyne Saciid Deni oo dadweyne aad u farabadan oo isugu soo baxay barxadda weyn ee Carmo oo ...