Home / ARRIMAHA BULSHADA / Zinadine Zidaan oo mar labaad loo Magacaabay in uu NoqdoTababaraha Kooxda Real Madrid,

Zinadine Zidaan oo mar labaad loo Magacaabay in uu NoqdoTababaraha Kooxda Real Madrid,

Zinadine oo mar waxa uu sheegayaa in Kooxda Kubadda Cagta ee Real Madrid ay heshiis kale la saxiixatay Tababarahoodii  hore ee Zinadine Zidane  kaas oo markale leylin doona Kooxdaas.

Tababare  Zidane ayaa Kooxda Real Madrid waxa uu la qaaday Saddex Koob champions league, waxaana Kooxda ay Caawa ku dhawaaqday in ay heshiis kale la gashay si uu dib ugu soo laabto

Kooxda Kubadda Cagta ee Real Madrid ayaa sanadkaan ka hartay dhamaan Koobabkii waaweyna kadib markii hoos u dhac weyn uu ku yimid,waxaana ay ku dhaweyd inay weyso Horyaala Spain.

Tababarihii xilligaan ee Kooxda Kubadda Cagta ee Real Madrid santiago solari ayaa Shaqadii laga eryay, waxaana bedelaya Zinadine Zidane  oo kooxda leylin doona ilaa laga gaaro Sanadka 2020.

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Dhulgariir ka dhacay magaalo ka tirsan dalka Kenya.

Waaxda Saadaasha Hawada Kenya ayaa hadda sheegtay in dhul gariirkii caawa 7:22 laga dareemay qeybo ka mid ...

Dhageyso:-Duqa Muqdisho Oo Gurigooda Ku Wareejiyey Qoys Muddo Laga Heystay

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ...

Akhriso,Qarax Labaad oo ka dhacay Muqdisho iyo rasaas wali Socota

Jugta Qarax labaad ayaa Goordhow laga maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo la sheegay in uu ka dhacay  ...

Ciidamada Dowladda oo Sheegeen Inay Qabteen Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab

Howlgal qorshaysan oo ka dhacay Muqdisho 21-kii Bishan ayay Ciidamada Amniga ku soo xireen Sarkaal ka tirsanaa ...

Ururka Islaamka oo ka shireen xasuuq ka dhacay Masaajiddadii New Zealand

Waddamada ku bahoobay ururka Iskaashiga Islamka (OIC) ayaa shir deg deg ah ku yeeshay maanta magaalada Istanbul, ...