Home / ARRIMAHA BULSHADA / Diyaarad Turkish Airlines Oo 30 Qof oo rakaab ah ku dhaawacmeen Kuna Wajahneed dalka Mareeykanka kadib markeey Hawada ku qal qashay,

Diyaarad Turkish Airlines Oo 30 Qof oo rakaab ah ku dhaawacmeen Kuna Wajahneed dalka Mareeykanka kadib markeey Hawada ku qal qashay,

Diyaarad ay laheed shirkadda Turkish Airlines oo ka duushay magaalada Istanbul islamarkaana ku wajahneyd magaalada New York ee dalka Mareykanka ayaa waxaa xilli ay ku degi rabtay garoonka John F. Kennedy soo wajahay khal-khal dhanka hawada ah.

Diyaaradan oo aheyd nooca 777 ayaa waxaa ay siday 326 rakaab ah, waxaana ku dhaawacmay ugu yaraan 30 ruux oo goobaha caafimaadka loo qaaday.

Rakaabka dhaawacmay ayaa qaarkood waxa ay ka jajabeen lugaha iyo gacmaha, qaarna waxaa ay madaxa iyo wajiyada ku garaacdeen darbiyada diyaaradaha.

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

DAAWO, SHACABKA REER LAASCAANOOD OO KA HORYIMID IN BUUGA CAADIFADA LAGU DHIGO SKUULADA LAASCAANOOD,

DAAWO, MADAXWEYNE ISMACIIL CUMAR GEELLE OO SIR CULUS BANAANKA SOO DHIGAY OO DP WORLD IYO IMARADKA…

Dhageyso:Dad ayaa waxay ku sumoobeen Boorash ay Cabeen Muqdisho,

Dadkaan ku sumoobay Boorashka ay cabeen ayaa tiro ahaan waxa ay gaarayaan ilaa 35 ruux oo isugu ...

Madaxweynaha Puntland Waxaan balanqaadayaa inaan ka hortagidoono cadawga,

Madaxweyne Dani Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo weftigii balaarnaa ee uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaarey magaalada ...

Dhageyso, Madaxweyne Deni Oo balan qaaday in Ciidanka Puntland….

Madaxweyne Saciid Deni oo dadweyne aad u farabadan oo isugu soo baxay barxadda weyn ee Carmo oo ...