Home / ARRIMAHA BULSHADA / Wasiirka Haweenka Ee Soomaaliya oo lagu soo eedeeyay Musuq Maasuq…
Deqa Yasin, the Deputy Chairperson of the Federal Indirect Electoral Implementation Team (FIEIT),

Wasiirka Haweenka Ee Soomaaliya oo lagu soo eedeeyay Musuq Maasuq…

Gudoomiyaha Ururka haweenka qaranka Soomaaliyeed oo maanta warbaahinta kula hadashay Muqdisho ayaa waxa ay eedeyn usoo jeedisay wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya .

Marwo Batuulo Sheekh Axmed Gaballe Gudoomiyaha ururka haweenka Qaranka  Soomaaliya ayaa waxa ay sheegtay in wasiirka wasaradda haweenka Marwo Deeqo Yaasiin Xaaji yuusuf ay dooneyso in ururka haweenka ay kabaxsato guriga hooyooyinka oo ay deganyihin si ay uga furato goobo ganacsi.

Waxa ay sheegtay in mar ay kulan la qaadatay wasiirka wasaaradda haweenka ay uso jeedisay in bil kasta mushaar 5,000 oo doolar ah qaadato haweenka ay hogaanka utahayna kasoo dhexbaxdo si ururka l magaciisa meesha looga saaro .

Waxaa ay sidoo kale sheegtay in ay muhiim tahay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay wax ka qabato Musuq maasuqa ay waddo Wasiirka Haweenka Xukuumadda Soomaaliya

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Dhulgariir ka dhacay magaalo ka tirsan dalka Kenya.

Waaxda Saadaasha Hawada Kenya ayaa hadda sheegtay in dhul gariirkii caawa 7:22 laga dareemay qeybo ka mid ...

Dhageyso:-Duqa Muqdisho Oo Gurigooda Ku Wareejiyey Qoys Muddo Laga Heystay

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ...

Akhriso,Qarax Labaad oo ka dhacay Muqdisho iyo rasaas wali Socota

Jugta Qarax labaad ayaa Goordhow laga maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo la sheegay in uu ka dhacay  ...

Ciidamada Dowladda oo Sheegeen Inay Qabteen Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab

Howlgal qorshaysan oo ka dhacay Muqdisho 21-kii Bishan ayay Ciidamada Amniga ku soo xireen Sarkaal ka tirsanaa ...

Ururka Islaamka oo ka shireen xasuuq ka dhacay Masaajiddadii New Zealand

Waddamada ku bahoobay ururka Iskaashiga Islamka (OIC) ayaa shir deg deg ah ku yeeshay maanta magaalada Istanbul, ...