Home / QORAALO / Kovac oo diyaar u ah inuu Heshiis la galo kooxda Bayern Munich

Kovac oo diyaar u ah inuu Heshiis la galo kooxda Bayern Munich

Bayern Munich ayaa isku diyaarinaysa arin badal ay uga dhigto Niko Kovac macalinka shaqada kooxda ka dhaqaaqaya ee Jupp Heynckes, taasoo hore saxaafdda ay hore u shaacisay inuu is badal jiri doono.

Arturo Vidal, Juan Bernat, Thiago Alacantara iyo Jerome Boateng dhamaantood waa ay iska iibin doontaa, Xili xiddgan reer Chile uu doonayey inuu kooxda ka dhaqaaqo markii fasal ciyaaredykan qandaraaskisa uu soo idlaado.

Wararka intaasi waxaa ay ku darayaan macalinka Cortia hore ugu soo ciyaaray inuu ku faraxsaneyn xiddigaha reer spain ee Bernat iyo Thiago in xiddigaha uu ku duulayo in ay qeyb ka noqdaan.

Boateng ayaa mustaqbalkisa go’aan ka gaari doona kaasoo ugu dambeyn soo afjari kara waayihiisa Bayern munich ka dib gaba gabada koobka duunka ee bisha July.

About admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

Dhulgariir ka dhacay magaalo ka tirsan dalka Kenya.

Waaxda Saadaasha Hawada Kenya ayaa hadda sheegtay in dhul gariirkii caawa 7:22 laga dareemay qeybo ka mid ...

Dhageyso:-Duqa Muqdisho Oo Gurigooda Ku Wareejiyey Qoys Muddo Laga Heystay

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in Maamulkiisa ay ...

Akhriso,Qarax Labaad oo ka dhacay Muqdisho iyo rasaas wali Socota

Jugta Qarax labaad ayaa Goordhow laga maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir,kaasi oo la sheegay in uu ka dhacay  ...

Ciidamada Dowladda oo Sheegeen Inay Qabteen Sarkaal Ka Tirsan Al-Shabaab

Howlgal qorshaysan oo ka dhacay Muqdisho 21-kii Bishan ayay Ciidamada Amniga ku soo xireen Sarkaal ka tirsanaa ...

Ururka Islaamka oo ka shireen xasuuq ka dhacay Masaajiddadii New Zealand

Waddamada ku bahoobay ururka Iskaashiga Islamka (OIC) ayaa shir deg deg ah ku yeeshay maanta magaalada Istanbul, ...