Home / CIYAARAHA / Akhriso: Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Waaxur Dhalinyarada Xulka Qaranka ee 17-Jirada Soomaaliya Magaalada Muqdishone Meelkasto ayeey ka Marikaraan

Akhriso: Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Waaxur Dhalinyarada Xulka Qaranka ee 17-Jirada Soomaaliya Magaalada Muqdishone Meelkasto ayeey ka Marikaraan

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay Wararkii sheegayay qaarkoodna baraha Bulshada lagu soo faafiyey ee ahaa in la dayacay xulka 17-jirada Soomaaliya. Ciyaartoyda mataleysay xulka Qaranka Soomaaliya ayaa kaalinta labaad markii ugu horreysay kasoo galay tartanka bariga iyo Bartamaha Afrika oo Sanadkaan lagu qabtay dalka Burundi,kadib markii ay la ciyaareen Xulka dalka Tanzania.

Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciyaartoyda aysan aheyn kuwo Xabsi ku jira,isla markaana Magaalada halkii ay doonaan ay ka mari karaan. Waxa ay sheegtay in Caruurtaas Iskuulkii ay dhiganayeen fasax laga soo qaaday iyo sidoo kale Waalidintooda,isla markaana aysan mudneyn in la yiraahdo maxaa saas loo yeelay,iyada oo ku baaqday in laga Shaqeeyo horumarka Ciyaaraha dalka,

Ciyaartoyda Xulka 17-jirada dalkeena Soomaaliya ayaa maalma kahor waxaa masuuliyiin ka tirsan dowladda ay ku soo dhaweeyeen Magaalda Muqdisho,iyaga oo dalka Burundi uga soo qeyb galay tartanka bariga iyo Bartamaha Afrika.

About Ali

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

x

Check Also

R”Wasaare Cali kheyre oo Xafiskiisa ku qaabilay Boqor Burhaan Boqor Muuse,

R/Wasaare cali kheyre oo Xafiskiisa Xalay ku qaabilay Boqor Burhaan Boqor MuuseBoqor Burhaan Boqor Muuse ayaa Ra’iisul ...

SAWIRO,Qaxooti dalka dib loogu soo celiyay,

Lataliyaha Koowaad ahna Kusimaha Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Suudaan Mudane Cismaan Axmed Maxamed ayaa ku ...

Baaritaan kii mudada socday Ee lagu hayay Trump oo la soo geba”gabeeyay,

Warbixin kooban oo Aqalka Aqalka Kongresska uu u gudbiyay Robert Mueller oo ah dambi baare khaas ah ...

Jubbaland Axmed Madoobe Oo Maanta kusoo wajahan Magalada Muqdisho,

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu soo ...

Jawaari Soomaalida Ugu Baaqay Inay la Shaqeeyaan Hay’adaha Amaanka,

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa cambaareeyay qaraxii Al ...